{"id":87844,"date":"2022-03-21T11:49:42","date_gmt":"2022-03-21T10:49:42","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=87844"},"modified":"2022-03-21T11:59:00","modified_gmt":"2022-03-21T10:59:00","slug":"fiqi-cabdinaasir-maxamuud-mire-oo-is-casilay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=87844","title":{"rendered":"Fiqi Cabdinaasir Maxamuud Mire oo is casilay"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">21 Marso 2022 (Puntlandes) Fiqi Cabdinaasir Maxamuud Mire oo ka mid ah Isimada Beesha Cumar Maxamuud ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray ku sheegay inuu iska casilay xilkii Isinimo, Fiqi, ee ay u dhiibatay Beesha Reer Xirsi Faarax ee Cumar Maxamuud.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery columns-1 is-cropped wp-block-gallery-1 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\"><ul class=\"blocks-gallery-grid\"><li class=\"blocks-gallery-item\"><figure><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2aj5a1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"720\" height=\"462\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2aj5a1.png\" alt=\"\" data-id=\"87845\" data-full-url=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2aj5a1.png\" data-link=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?attachment_id=87845\" class=\"wp-image-87845\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2aj5a1.png 720w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2aj5a1-300x193.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2aj5a1-292x187.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2aj5a1-638x409.png 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2aj5a1-60x40.png 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a><\/figure><\/li><\/ul><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Hoos ka akhriso  warsaxaafadeedka  Fiqiga<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ujeedo: shir saxaafadeed&nbsp;&nbsp; 21\/3\/2022<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Anigoo ah Abdinaasir Mohamud Mire waxaa la ii doortay taariikhdu markay ahayd 25 Dec 2019 inaan Fiqi u noqdo beesha Reer Xirsi Faarax ee Cumar Maxamuud .<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxaa dhacday in shir aan isugu nimid&nbsp; magaalada Garoowe odayaasha beesha .<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">markii ay kasoo wareegtay caleema saarkaygii hal sano iyo siyaado oo aan la iisheegin waxa la iidoortay iyo waxa aan qabanayo waxay yihiin.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">waxaan weydiiyey su&#8217;aalo sadex ah.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">1) Maxaa idinku dhaliyey inaad Fiqi doorataan ama Isim.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">2) Maxaad rabtaan in uu idiin qabto.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">3) Sidee rabtaan inaad u wada shaqaysaan.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Iigama aysan jawaabin su&#8217;aalihii aan weydiiyey.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Su&#8217;aashii aan waagaas weydiiyey waxay iiga jawaabeen 16\/3\/2022 markii xaaladu adkaatay oo Madaxweyne Deni uu xubnihii baarlamaanka ee Cumar Maxamuud ku lahaayeen federalka uu sheegay inuu siinayo Sanyare iyo Cismaan.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Cumar Maxamuudna diidey rabitaankii Deni qayladiina cirka isku shareertay bay ii yeereen.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxay igu dhaheen waxaad ushaqaynaysaa nin dhex u ah Cumar Maxamuud mana aha xaalku sidaa.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxaan udooranay Fiqi in uu maanta oo kale wadaanta ceelka nagala saaro oo aanan marti u noqon cidna ee nala difaac kursiga una shaqee sida asaagaa oo kale qaarbaaba baabuur gaashaaman usoo kaxaystay si ay kursi u helaan adna mid nala siiyey baadan difaacayn.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Sidaas darteed markii aan arkay in aan larabin in bulshada lagu hogaamiyo Diin,xishood,isku tanaasul iyo is ixtiraam.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Markii aan arkay in aan lagu kalsoonayn hogaamintayda.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Markii aan arkay in aanan wax ka qaadi karin waxna u soo qaadi karin beeshii idooratay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Markii aan arkay dhaqanka iyo say u fakarayaan saaxiibadii aan wada shaqayneyney.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Markii aan arkay inaan waxba gacan iigu jirin ee aan cidla ordayo.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxaan go&#8217;aan saday in aan fursad u siiyo beesha in ay layimaadaan qof ugu shaqeeya siday rabaan.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxaan idiin cadaynayaa in aan iska casiley Fiqinimadii iyo masuuliyadii aan u hayey beesha .<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Talo soo jeedin.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Beeshu markii ay dooranayso Fiqi waxay qabataa shirweyne wadatashi oo ay kubaxdo haf milyan doolar.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxaa isugu yimaada shirkaas bulshada qaybaheeda kala duwan sida,<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Nabadoonada,Samadoonada,Culumaa&#8217;udiinka, Aqoon yahanka ,Ganacsatada iyo bulshada qaybaheeda kaladuwan oo isaga yimaada daafaha aduunka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Halka beelaha Soomaaliyeed oo kale ay usoo xushaan dhaqanka dhaxal iyagoo cidii ay dooranayaana kuwargaliya inay beeshaan yihiin kana shaqeeyaan danahooda.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxayna ku ababiyaan fakarkooda oo ah inuu u difaaco waxay leedihiin una soo dhiciyo waxaysan lahayn.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ma oran karo fikir fiican oo aad bilowdeen kataga balse wax kaligiin aad latimaadeen kama shaqayn karo wadanka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Sidaas darteed waxaan beesha kula talin lahaa inay xulashada dhaxalka ah qaataan sida loobadan yahay oo u&nbsp; doorataan Fiqi.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Galayr Fiqi Bashiir sidaasna ay kusocoto iskana daayaan shirweyne danbe in wax lagu doorto.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">waxaadna&nbsp; kahelaysaan&nbsp; faa&#8217;iidooyin<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">badan oo ay kamid tahay,<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">in qoladii qabtay in saldanadu dhaxal ay tahay oo carada kumaqnaa soo laabtaan hadii aan dano kale jirin.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxaa kale oo idiin baaqanaya lacagtii kubixi jirtey shirweynaha oo faraha badnayd.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Gabagabadii<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxaan idiin dardaamayaa cabsida Allaah iyo inaad isu kaalmaysataan wanaaga xumaantana iska reebtaan.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Allaah waxaan idiin weydiinayaa muwaafaqo iyo midnimo.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wabilaahi towfiiq.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Abdinasir mohamud Mire<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>21 Marso 2022 (Puntlandes) Fiqi Cabdinaasir Maxamuud Mire oo ka mid ah Isimada Beesha Cumar&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":87845,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-87844","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1538,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/87844","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=87844"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/87844\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":87853,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/87844\/revisions\/87853"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/87845"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=87844"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=87844"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=87844"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}