{"id":87861,"date":"2022-03-22T18:52:10","date_gmt":"2022-03-22T17:52:10","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=87861"},"modified":"2022-03-22T18:52:10","modified_gmt":"2022-03-22T17:52:10","slug":"sawirro-wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-iyo-dhiggiisa-dalka-shiinaha-oo-ka-wada-hadlay-iskaashiga-iyo-xiriirka-labada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=87861","title":{"rendered":"Sawirro: Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhiggiisa dalka Shiinaha oo ka wada hadlay iskaashiga iyo xiriirka Labada"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">22 Marso 2022 (Puntlandes) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, oo ka qayb galaya meertada 48-aad ee Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka ku bahoobay Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa kulan-doceed la qaatay dhiggiisa Arrimaha Dibadda ee Dalka Shiinaha Mudane Wangi Yi. <\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Labada Wasiir ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka taariikhiga ah iyo wax wada qabsiga ka dhexeeya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha, iyo sidii Labada dal ay isaga kaashan lahaayeen dhinacyada amniga, bini-aadannimada, horumarinta, ganacsiga, kalluumaysiga, dhaqaalaha iyo arrimaha Gobolka. <\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wasiir Cabdisaciid ayaa la wadaagay dhiggiisa Shiinaha tacsi ku aaddan dhibbaneyaashii ay waxyeelladu ka soo gaartay diyaaraddii ku burburtay dalka Shiinaha, isaga oo sidoo kale uga mahad celiyey dowladda Shiinaha doorka ay ka qaateen gurmadka loo fidinayo shacabka Soomaaliyeed ee ay abaaruhu saameeyeen. <\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ugu dambayn, Labada Wasiir ayaa hoosta ka xarriiqay ka miro-dhalinta xiriirka soojireenka ah ee ku qotomo ixtiraamka madaxbannaanida dhuleed, siyaasadeed iyo Midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha, waxayna ku heshiiyeen in ay si dhow isaga kaashadaan xoojinta iyo ilaalinta xeerarka iyo mabaadi\u2019da caalamiga ah.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large is-resized\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2ak5a3-1024x786.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-87862\" width=\"741\" height=\"568\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2ak5a3-1024x786.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2ak5a3-300x230.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2ak5a3-768x589.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2ak5a3-292x224.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2ak5a3-638x490.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2ak5a3-100x78.jpg 100w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2ak5a3.jpg 1389w\" sizes=\"auto, (max-width: 741px) 100vw, 741px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large is-resized\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2ak5a4-1024x683.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-87863\" width=\"749\" height=\"499\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2ak5a4-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2ak5a4-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2ak5a4-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2ak5a4-1536x1024.jpg 1536w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2ak5a4-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2ak5a4-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2ak5a4-60x40.jpg 60w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2ak5a4.jpg 1599w\" sizes=\"auto, (max-width: 749px) 100vw, 749px\" \/><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>22 Marso 2022 (Puntlandes) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":87863,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-87861","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":994,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/87861","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=87861"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/87861\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":87864,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/87861\/revisions\/87864"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/87863"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=87861"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=87861"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=87861"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}