{"id":8791,"date":"2015-05-03T22:08:58","date_gmt":"2015-05-03T20:08:58","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=8791"},"modified":"2015-05-03T22:10:53","modified_gmt":"2015-05-03T20:10:53","slug":"akhriso-magacyada-guddiga-uu-gaas-u-saarey-qabanqaabada-shirka-wadatashiga-pl","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=8791","title":{"rendered":"Akhriso: Magacyada guddiga uu Gaas u  saarey qabanqaabada shirka wadatashiga PL"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa guddi ka kooban 11\u00a0xubnood u saaray qaban qaabada iyo isku dubaridka shirka wadatashiga Puntland. Shirka oo la sheegay inuu qabsoomi doono bishan May 15-keeda, waxaa ajandeyaasha looga\u00a0doodi doono ugu muhiimsan:<\/p>\n<ol>\n<li>In dib u eegis lagu sameeyo heshiiskii bulsho ee Puntland lagu dhisay 1998.<\/li>\n<li>Xal u helidda colaadaha qabaliga ah ee soo noq noqda.<\/li>\n<li>Hirgelinta siyaasad maamul oo fur-furan kuna saleysan nidaamka axsaabta badan.<\/li>\n<\/ol>\n<p>Xubnaha guddiga oo laga soo kala xuley shanta gobol ee kala ah Bari, Nugaal, Mudug, Sool iyo Sanaag, waxay magacyadoodu kala yihiin:<\/p>\n<p><strong>Nugaal:<\/strong><br \/>\nMaxamuud Sheekh Xaamud<br \/>\nMaxamuud Xaaji Yuusuf<\/p>\n<p><strong>Bari:<\/strong><br \/>\nCabdullaahi Cali Qood<br \/>\nCabdiqaadir Axmed Ibraahim Xarago<br \/>\nMaxamuud Xaaji Saalax<\/p>\n<p><strong>Mudug:<\/strong><br \/>\nMaymuun Faarax Sonkor<br \/>\nCabdinaasir Maxamuud Gurey<\/p>\n<p><strong>Sanaag:<\/strong><br \/>\nJamac marawayn<br \/>\nXubinta kale ee Sanaag weli ma helin magaceeda.<\/p>\n<p><strong>Sool:<\/strong><br \/>\nMaxamed Jibriil Caateeye<br \/>\nAxmed foortayn<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa guddi ka kooban 11\u00a0xubnood u saaray qaban qaabada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-8791","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1357,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8791","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8791"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8791\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8792,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8791\/revisions\/8792"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8791"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8791"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8791"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}