{"id":87994,"date":"2022-03-31T13:22:34","date_gmt":"2022-03-31T11:22:34","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=87994"},"modified":"2022-03-31T13:22:34","modified_gmt":"2022-03-31T11:22:34","slug":"madaxweyne-deni-oo-magacaabay-agaasimeyaal-guud","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=87994","title":{"rendered":"Madaxweyne Deni oo magacaabay agaasimeyaal guud"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">31\u00a0Marso 2022 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 20 ee 30ka March 2022 kuna saabsan magacaabid Agaasimayaal Guud.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery columns-1 is-cropped wp-block-gallery-1 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\"><ul class=\"blocks-gallery-grid\"><li class=\"blocks-gallery-item\"><figure><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2ag7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"640\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2ag7.jpg\" alt=\"\" data-id=\"87685\" data-full-url=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2ag7.jpg\" data-link=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?attachment_id=87685\" class=\"wp-image-87685\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2ag7.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2ag7-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2ag7-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2ag7-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2ag7-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2ag7-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a><\/figure><\/li><\/ul><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxweynaha Dowladda Puntland<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80aad<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Marku arkay: Aqoontooda, kartidooda iyo waayo aragnimadooda shaqo.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Markuu tixgeliyey: Baahida loo qabo magacaabista Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda Puntland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wuxuu Xeeriyey:<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Bedel<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">1. Waxaa Maxamed Cali Nuur (Jubba) loo Bedelay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Magacaabid<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">1. Waxaa Maryan Maxamed Abshir loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">2. Waxaa Maxamed Cabdi Cilmi loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">3. Waxaa Maax Axmed Yuusuf loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">4. Waxaa Xaashi Xuseen Faarax loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">5. Waxaa Aadan Cabdi Jaamac loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Beeraha.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">6. Waxaa Salmaan Farxaan Suudi loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Wasaaradda Tamarta, Macdanta &amp; Biyaha.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">7. Waxaa Cabdullaahi Siciid Awyusuf loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyadda.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">8. Waxaa Agaasimaha Guud ee TV-ga iyo Raadiyaha Dowladda Puntland loo magacaabay Cali Cabdi Cali Faarax.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Xeerkani wuxuu dhaqan geleyaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, Wuuna saxiixay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">DHAMMAAD<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>31\u00a0Marso 2022 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":87685,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-87994","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1009,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/87994","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=87994"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/87994\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":87995,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/87994\/revisions\/87995"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/87685"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=87994"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=87994"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=87994"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}