{"id":88019,"date":"2022-04-01T08:56:09","date_gmt":"2022-04-01T06:56:09","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=88019"},"modified":"2022-04-01T08:56:09","modified_gmt":"2022-04-01T06:56:09","slug":"rooble-guddiga-doorashooyinka-heer-federaal-ee-feit-ugu-hambalyeeyey-shaacinta-liiska","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=88019","title":{"rendered":"Rooble Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT ugu hambalyeeyey shaacinta liiska&#8230;&#8230;"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">01 April 2022 (Puntlandes) Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Maaxmed Xuseen Rooble ayaa qoraal uu soo saaray ugu hambalyeyay Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT oo xalay shaaciyay natiijada doorashada mudaneyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11-aad Soomaaliya.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery columns-1 is-cropped wp-block-gallery-1 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\"><ul class=\"blocks-gallery-grid\"><li class=\"blocks-gallery-item\"><figure><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2al4a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"683\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2al4a-1024x683.jpg\" alt=\"\" data-id=\"87984\" data-full-url=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2al4a.jpg\" data-link=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?attachment_id=87984\" class=\"wp-image-87984\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2al4a-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2al4a-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2al4a-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2al4a-1536x1024.jpg 1536w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2al4a-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2al4a-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2al4a-60x40.jpg 60w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2al4a.jpg 2048w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a><\/figure><\/li><\/ul><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Hoos ka akhriso qoraalka Rooble<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maaxmed Xuseen Rooble waxa uu u hambalyeynayaa Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT oo shaaciyay najiijada doorashada mudaneyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11aad ee JFS ee lagu soo doortay deegaan doorashooyinka kala duwan ee dalka si waafaqsan habraacyadii doorashada ee lagu heshiiyay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ra\u2019iisul Wasaaruhu waxa uu sidoo kale ku bogaadinayaa Dowlad-goboleedyada, Guddiyada doorashooyinka heer Dowlad goboleed ee SEIT iyo Guddiga xallinta khilaafaadka shaqadii adkeyd ee ay soo qabteen, waxa uuna rajeynayaa in ay doorashada xildhibaannada dhiman ee wadartoodu tahay 30 Golaha Shacabka ah loo soo dhammeystiro sida ugu dhaqsiyaha badan.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ra\u2019iisul Wasaaruhu waxa uu hambalyo iyo duco u dirayaa xildhibaannada cusub ee la shaaciyay isagoo u rajeynaya in Eebbe ku garab galo mas\u2019uuliyadda loo igmaday ee samata bixinta dalka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ugu dambeyn Ra\u2019iisul Wasaaruhu waxa uu Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT ku adkeynayaa in ay ku taagnaadaan hirgalinta jadwalka dhaarinta xildhibaannada ee ku eg 14-ka April, si ay u gutaan waajibaadkooda dastuuriga ah, waxa uuna ka codsanayaa shacabka Soomaaliyeed iyo cid kasta oo ay khuseyso in ay guddiga ku gacan siiyaan gudashada waajibkooda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>01 April 2022 (Puntlandes) Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Maaxmed Xuseen Rooble ayaa qoraal uu soo saaray&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":87984,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-88019","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":954,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/88019","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=88019"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/88019\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":88020,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/88019\/revisions\/88020"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/87984"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=88019"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=88019"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=88019"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}