{"id":88181,"date":"2022-04-09T16:42:19","date_gmt":"2022-04-09T14:42:19","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=88181"},"modified":"2022-04-09T16:42:19","modified_gmt":"2022-04-09T14:42:19","slug":"rooble-oo-shir-fogaan-aragga-la-yeeshay-midowga-mushariixta-ayaa-lagu-taageeray-dhaarinta-xildhibaanada-cusub-14-april","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=88181","title":{"rendered":"Rooble oo shir fogaan aragga la yeeshay midowga Mushariixta ayaa lagu taageeray dhaarinta xildhibaanada cusub 14 april"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">09 April 2022 (Puntlandes)\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseeb Rooble ayaa shir fogaan aragga la yeeshay midowga Mushariixta, kaaso oo lagu taageeray dhaarinta xildhibaanada cusub ee Guddiga Hirgelinta doorashooyinka Heer Federal (FEIT) u mudeeyeren14 april.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery columns-1 is-cropped wp-block-gallery-1 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\"><ul class=\"blocks-gallery-grid\"><li class=\"blocks-gallery-item\"><figure><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2am8a1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"682\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2am8a1-1024x682.jpg\" alt=\"\" data-id=\"88182\" data-full-url=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2am8a1.jpg\" data-link=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?attachment_id=88182\" class=\"wp-image-88182\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2am8a1-1024x682.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2am8a1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2am8a1-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2am8a1-1536x1023.jpg 1536w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2am8a1-292x194.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2am8a1-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2am8a1-60x40.jpg 60w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2am8a1.jpg 2048w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a><\/figure><\/li><\/ul><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Sidoo  kale  midowga Mushariixta ayaa taageeray  go\u2019aankii RW Rooble uu dalka kaga ceyrisay ergaygii Midowga Afrika Francisco Madiera.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Hoos ka akhriso Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Rooble:<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga shir kula yeeshay Midowga Musharrixiinta oo ay ka wada hadleen arrimaha dhammeystirka doorashooyinka dalka oo heer gebogebo ah maraya, dhaarinta xildhibaannada iyo dhammeynta arrimaha turxaan bixinta u baahan.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ra\u2019iisul Wasaare Rooble ayaa Midowga Musharaxiinta warbixin ka siiyay halka ay marayso howsha doorashada, u diyaargarowga munaasabadda dhaarinta xildhibaannada iyo dadaalladiisa ku aaddan xal u helista arrimaha harsan ee doorashada la xiriira.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxa uu Ra\u2019iisu Wasaaruhu adkeeyay in ay ka go\u2019an tahay in jadwalka dhaarinta xildhibaannada loo dhaqan geliyo sidii ay u soo saareen guddiga doorashooyinka heer federaal ee FEIT, isagoo sheegay in dhaarinta xildhibaannadu dhici doonto 14-ka April oo ah xilligii loo qorsheeyay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Dhanka kale Midowga Musharrixiinta ayaa muujiyay sida ay u garab taagan yihiin dadaallada Ra\u2019iisul Wasaaraha ee dhammeystirka doorashooyinka, waxa ayna hoosta ka xarriiqeen in uusan jirin xal aan ahayn in jadwalka doorashadu u dhaqan galo sidii guddigu doorashadu u soo saaray, 14-ka bishana la dhaariyo xubnaha cusub ee Baarlamaanka 11aad ee dalka, iyadoo lagu dhinac wadayo xal u helista arrimaha taagan.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Midowga Musharaxinta ayaa sidoo kale ku celiyay taageeradooda go\u2019aankii XFS ay dalka kaga ceyrisay ergaygii Midowga Afrika Francisco Madiera oo faraha la galay arrimo ka baxsan diblomaasiyadda iyo howlihii uu u xilsaarnaa..<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>09 April 2022 (Puntlandes)\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseeb Rooble ayaa shir fogaan aragga la&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":88182,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-88181","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":834,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/88181","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=88181"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/88181\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":88183,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/88181\/revisions\/88183"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/88182"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=88181"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=88181"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=88181"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}