{"id":8837,"date":"2015-05-04T21:31:30","date_gmt":"2015-05-04T19:31:30","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=8837"},"modified":"2015-05-04T21:34:55","modified_gmt":"2015-05-04T19:34:55","slug":"deg-deg-yalho-oo-alshabaab-qabsatay-bosaso-oo-qarax-kadhacay-iyo-somaliland-oo-tukaraq-soodhaaftay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=8837","title":{"rendered":"DEG DEG: Yalho oo Alshabaab Qabsatay. Bosaso oo Qarax kadhacay iyo Somaliland oo Tukaraq Soodhaaftay!!!!!"},"content":{"rendered":"<p>Tuulada Yalha Waxaa caawa lawareegay Ururka Alshabab Dhimashada iyo\u00a0dhaawaca wali Lama Xaqiijin waxaase jira halgaari oo ah nooca dagaalka\u00a0oo ay gubeen.<\/p>\n<p>Dhanka kale Ururka Alshabab ayaa Magalada Bosaso ka\u00a0geystay Qaraxyo halqof uu ku dhintay halka 4 kalena ku dhaawacmeen\u00a0Qofka geeriyoodey iyo \u00a0dhaawaca ayaa dhammaantood ahaa rayid. Waa markii saddexaad muddo saddex bilood gudahood ah ee halkaas weerar lagu soo qaado. Magaalada Bosaso ayaa Amnixumo la deristay tan iyo markuu xukunka la wareegay madaxweyne Gaas.<br \/>\nDhinacakale Maamulka Somaliland ayaa Qabsaday Kastanka Tukaraq waxaana\u00a0Galabta Caasimada Garowe ka baxay Ciidama Farabadan oo ay\u00a0hogaaminayaan Gen Saciid Dheere iyo Gen Muxiyadiin Axmed Xaalada\u00a0Puntland ayaa ku jirta Dagaal wajiyo badan leh waxayna tani kusoo\u00a0beegmaysaa iyadoo Madaxweyne Gaas iyo Kuxigeenkiisuba ay Safara\u00a0Tamashle ah dalka uga\u00a0maqanyihiin iyadoo Puntland Xaalad dagaal ku jirto.<\/p>\n<p>Wixii war oo ku soo kordha kala soco Puntlandes.com<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tuulada Yalha Waxaa caawa lawareegay Ururka Alshabab Dhimashada iyo\u00a0dhaawaca wali Lama Xaqiijin waxaase jira halgaari&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-8837","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1374,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8837","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8837"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8837\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8840,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8837\/revisions\/8840"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8837"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8837"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8837"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}