{"id":88446,"date":"2022-04-14T16:11:42","date_gmt":"2022-04-14T14:11:42","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=88446"},"modified":"2022-04-14T16:11:42","modified_gmt":"2022-04-14T14:11:42","slug":"madaxweynaha-jubaland-oo-soo-dhaweeyay-gooonka-guddiga-doorashooyinka-ee-deegaan-doorashada-labaad-ee-jubaland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=88446","title":{"rendered":"Madaxweynaha Jubaland oo soo dhaweeyay go\u2019oonka guddiga doorashooyinka ee deegaan doorashada labaad ee Jubaland"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">14 April 2022 (Puntlandes)&nbsp;Warsaxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Jubaland&nbsp; ayaa waxay dawladda Jubaland ku soo dhawaysay &nbsp;go\u2019oonkii ay Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka ee heer Federaal, FIET, uga wareejiyeen Gabahaarey deegaan doorashada labaad ee Jubaland, iyagoo u wareejiyey Ceelwaaq ee isla gobolka Gedo.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery columns-1 is-cropped wp-block-gallery-1 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\"><ul class=\"blocks-gallery-grid\"><li class=\"blocks-gallery-item\"><figure><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2am7a1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"960\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2am7a1.jpg\" alt=\"\" data-id=\"88150\" data-full-url=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2am7a1.jpg\" data-link=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?attachment_id=88150\" class=\"wp-image-88150\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2am7a1.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2am7a1-300x300.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2am7a1-150x150.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2am7a1-768x768.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2am7a1-50x50.jpg 50w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2am7a1-292x292.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2am7a1-55x55.jpg 55w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2am7a1-638x638.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a><\/figure><\/li><\/ul><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka Jubaland:<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxweynaha oo soo dhaweeyay go\u2019oonka guddiga doorashooyinka ee deegaan doorashada labaad ee Jubaland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Kismaayo, 14, April, 2022-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa soo dhaweeyay go\u2019aanka guddiga doorashooyinka heer Federaalka ee lagu dardar galinayo doorashooyinka deegaan doorashada labaad ee Jubaland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxweynaha ayaa tilmaamay in uu mar kale ku celinayo inaan kuraasta taala gobolka Gedo laga reebaynin doorashooyinka guud ee dalka isla markana ay lagama maarmaan tahay qabashada kuraasta gobolkaas taala si dadka deegaanka ay u helaan matalaad dhab ah.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxaa kale oo Madaxweynahu sheegay in mar walba ay muhiim tahay in gobolkaas ay kasoo baxaan Xildhibaano ku yimid rabitaanka bulshada deegaanka isla markana aan meel kale oo gobolka ahayn aan loo rari Karin doorashada taasna ay qasabtay in laga wareejiyo Garbahaareey maadama ayna jirin kalsooni iyo xasilooni halkaas doorasho lagaga qaban karo iyo hay\u2019ado amni oo damaanad qaadi kara Nabadgalyada dadweynaha iyo ergooyinka halkaas tagi lahaa.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxweynaha ayaa ku booriyay guddiyada doorashooyinka ee kala duwan inay sida ugu dhakhsiyaha badan kusoo gaba gabeeyaan doorashooyinka xildhibaanada ee deegaan doorashada labaad ee Jubaland si looga faa\u2019iidaysto wakhtiga oo dib u dhac kale aanu u iman.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Gaba gabadii Madaxweynaha ayaa ugu baaqay dadweynaha ku nool Magaalada Ceelwaaq inay kala shaqeeyaan Hay\u2019adaha amniga Nabadgalyada deegaanka iyo soo dhawaynta martida iyo ergooyinka ka qeyb qaadanaya doorashooyinkan.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">DHAMMAAAD.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>14 April 2022 (Puntlandes)&nbsp;Warsaxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Jubaland&nbsp; ayaa waxay dawladda Jubaland ku soo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":88150,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-88446","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1058,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/88446","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=88446"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/88446\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":88447,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/88446\/revisions\/88447"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/88150"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=88446"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=88446"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=88446"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}