{"id":88625,"date":"2022-04-18T14:54:16","date_gmt":"2022-04-18T12:54:16","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=88625"},"modified":"2022-04-18T14:54:16","modified_gmt":"2022-04-18T12:54:16","slug":"rooble-oo-fal-aragixiso-oo-fulaynimo-ah-oo-la-doonayay-in-lagu-cabsigaliyo-baarlamaanka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=88625","title":{"rendered":"Rooble oo fal aragixiso oo fulaynimo ah oo la doonayay in lagu cabsigaliyo Baarlamaanka"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">18 April 2022 (Puntlandes)\u00a0Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay buuqii koobnaa ee maanta ka dhacay gudaha xarunta Baarlamaanka, halkaasoo uu ka socday kulan labada Aqal ee baarlamaanku ugu mudeynaayeen xiliga ay dhaceyso doorashada gudoonka baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery columns-1 is-cropped wp-block-gallery-1 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\"><ul class=\"blocks-gallery-grid\"><li class=\"blocks-gallery-item\"><figure><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2am8d.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"682\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2am8d-1024x682.jpg\" alt=\"\" data-id=\"88223\" data-full-url=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2am8d.jpg\" data-link=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?attachment_id=88223\" class=\"wp-image-88223\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2am8d-1024x682.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2am8d-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2am8d-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2am8d-1536x1023.jpg 1536w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2am8d-292x194.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2am8d-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2am8d-60x40.jpg 60w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2am8d.jpg 2048w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a><\/figure><\/li><\/ul><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Rooble ayaa qoraalkiisa ku sheegay inuu ahaa falal argagixisnimo oo fulaynimo ah oo la doonayay in lagu cabsigaliyo Baarlamaanka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Hoos ka akhriso qoraalka Roobl<strong>e:<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxa uu cambaaraynayaa falalka argagixisada ee la doonayo in lagu carqaladeeyo shaqada Baarlamaanka Federaalka ah.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Isku dayga Maanta waxa uu ahaa fal fulaynimo ah oo la doonayay in lagu cabsigaliyo Baarlamaanka oo ku guda jira waajib gudashadiisa dastuuriga ah si loo cuuryaamiyo in doorashadu dhaqso u dhammaato.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxa uu Ra\u2019iisul Wasaaruhu bogaadinayaa dadaalka Baarlamaanka ee dhammaystirka iyo dardargalinta doorashada.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ra\u2019iisul Wasaaruha oo bogaadinaya shaqada naf hurnimada ah ee Ciidamada Qaranka ayaa faray Taliyeyaasha Ciidammadu in ay labalaabaan dadaalkooda ku aaddan suggidda amniga iyo ka hortagista isku day kasta oo lagu carqaladaynayo amniga dalka, gaar ahaan xilligaan lagu guda jiro arrimaha doorashooyinka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>18 April 2022 (Puntlandes)\u00a0Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay buuqii koobnaa ee&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":88223,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-88625","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":936,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/88625","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=88625"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/88625\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":88626,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/88625\/revisions\/88626"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/88223"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=88625"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=88625"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=88625"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}