{"id":8863,"date":"2015-05-05T20:59:21","date_gmt":"2015-05-05T18:59:21","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=8863"},"modified":"2015-05-05T20:59:21","modified_gmt":"2015-05-05T18:59:21","slug":"akhriso-xog-khilaaf-ka-dhashay-sii-hayaha-xilka-madaxweynaha-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=8863","title":{"rendered":"Akhriso-Xog: Khilaaf ka dhashay sii hayaha xilka Madaxweynaha Puntland"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/29.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-8864 size-full\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/29.png\" alt=\"29\" width=\"476\" height=\"368\" \/><\/a><\/p>\n<p>Khilaaf ayaa ka dhashay cidda sii haynaysa xilka Madaxweynaha Puntland, xilli ay Puntland ka maqan yihiin Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo ku-xigeenkiisa Cabdixakiim Cumar Camey.<\/p>\n<p>Madaxweyne ku-xigeenka oo isagu sii hayey xilka madaxweynaha ayaa shalay ka dhoofey magaalada Gaalkacayo isago hadda ku sugan xarunta Jubaland ee\u00a0Kismaayo. Camey ayaa <strong>xilka uga sii tegey\u00a0Wasiirka Cadaaladda Ismaaciil Maxamed Warsame<\/strong>.<\/p>\n<p>Tallaabadaas waxaa si aad ah uga hor yimid\u00a0Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Siciid Xasan Shire oo ku tilmaamey mid sharci darro ah maadaama [sida uu sheegay]\u00a0hab-maamuuska dowladda Puntland dhigayo haddii madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisu dalka ka maqan yihiin in Guddoomiyaha Baarlamaanku sii hayn doono xilka madaxweynaha.<\/p>\n<p>Isla maanta wuxuu guddoomiyaha barlamanku soo saarey qoraal uu ku cadeynayo inuu yahay sii hayaha xilka madaxweynaha, qoraalkan oo nuqul kamid ah\u00a0Saxaafadu heshay.<\/p>\n<p>Akhriso Qoraalka<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-8865 size-full\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/29a.jpg\" alt=\"29a\" width=\"640\" height=\"858\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/29a.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/29a-224x300.jpg 224w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/29a-292x391.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/29a-638x855.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p>Xigasho: Garoweonline<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khilaaf ayaa ka dhashay cidda sii haynaysa xilka Madaxweynaha Puntland, xilli ay Puntland ka maqan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-8863","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1340,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8863","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8863"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8863\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8866,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8863\/revisions\/8866"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8863"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8863"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8863"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}