{"id":8867,"date":"2015-05-05T21:57:29","date_gmt":"2015-05-05T19:57:29","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=8867"},"modified":"2015-05-05T21:59:49","modified_gmt":"2015-05-05T19:59:49","slug":"daawo-sawiradii-u-dambeeyey-oo-muujinaya-dhibaatada-haysata-shacabka-gaalkacyo-oon-haysan-dawlad-u-gurmata","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=8867","title":{"rendered":"Daawo Sawiradii u dambeeyey oo muujinaya Dhibaatada haysata shacabka Gaalkacyo oon haysan dawlad u gurmata"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Gaalkacyo ee Xurunta Gobolka Mudug ayaa waxaa da\u2019ay Roobab mahiigaan ah oo dhibaatooyin baaxad wayn u gaystay Shacabka ku dhaqan magaaladaas. Qoysas farabadan ayaa Guryahoodii ka Qaxay iyagoon haysan meel ay ku hoydaan iyo wax ay ka galaan Qoraxda iyo qabawga habeenkii.<\/p>\n<p>Waxaa Xirmay Goobihii Bulshada ka dhexeeyey sida Saldhigyadii Booliiska, Iskuulaadii, Cisbitaalkii iyo Suuqyadii iyadoo ay dhex fadhiyaan biyo aad u tiri badan oo dadka jilbaha u jooga.<\/p>\n<p><strong>Waxaa in la iswaydiiyo mudan aaway dawladii Puntalnd? Aaaway maamulakii magaalada?<\/strong> Ma waxay shaqadoodu tahay inay dadka BOOBAAN oo baad ay Canshuur ku magacaabeen ka gurtaan dabadeedna Cunaan?<\/p>\n<p><strong>Ma yaqaanaan miyaa canshuur in dadka Service (Adeeg) loogu qabto oo iyaga dib loogu celiyo?<\/strong> <strong>Ma oga miyaa inay iyaga shaqadooda tahay inay wax ka qabtaan markay sidaan oo kale dhacdo?\u00a0<\/strong><strong>Ma waxaa ka daacada inay wax Cunaan maahee inaysan dadkii lahaa waxba dib ugu celin?<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Dhanka kale reer Mudug maxaa ka qaldan oo ay sidan isugu gelayaan?<\/strong> <strong>Ileen iyagay ahayd in ay iska qabtaan lana Xisaabtamaan manaxayaasha tan iyo 1991 dii JAQAYEY oo in ay wax cunaan maahee aan wax kale aqoon!!!<\/strong><\/p>\n<p>Ugu dambayntii waxaan leeyahay <strong>\u201dRI WALBA SHILAKAY IS DHIGTAA LAGU QALAA\u201d<\/strong> Reer mudug iyagaa maanta meesha ay yaalaan isdhigay waligoodna ka bixi maayaan inta ay sidaan u dhaqmayaan.<\/p>\n<p>Maanta waxaad xataa gaarteen in CabdiQaybdiid gobolkiina hawaysto indhiinoo shan ah ayuu wuxuu doonayaa <strong>in uu Dhaco idina sida Biyaha aad dhex jiiftaan<\/strong> ayaad iska aamusan tihiin, CAJIIB<\/p>\n<p><strong>Waxaa wax ku hagaagi karaan qof walba oo mas\u2019uuliyad iska saara midnimada iyo Horumarinta Gobolka<\/strong> taas la\u2019aanteedna sida aad maanta tihiin ayaad ahaan doontaan waligiin reer Mududugoow.<\/p>\n<p>Daawo sawiradii u dambeeyey ee muujinaya dhibaatada ka jirta Gaalkacyo<br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/30-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-8868 size-full\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/30-1.jpg\" alt=\"30-1\" width=\"1280\" height=\"768\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/30-1.jpg 1280w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/30-1-300x180.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/30-1-1024x614.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/30-1-292x175.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/30-1-638x383.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/30-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-8869 size-full\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/30-2.jpg\" alt=\"30-2\" width=\"1280\" height=\"768\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/30-2.jpg 1280w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/30-2-300x180.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/30-2-1024x614.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/30-2-292x175.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/30-2-638x383.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/30-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-8870 size-full\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/30-3.png\" alt=\"30-3\" width=\"768\" height=\"1280\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/30-3.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/30-3-180x300.png 180w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/30-3-614x1024.png 614w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/30-3-292x487.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/30-3-638x1063.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/30-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-8871 size-full\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/30-4.png\" alt=\"30-4\" width=\"1280\" height=\"768\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/30-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-8875 size-full\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/30-5.jpg\" alt=\"30-5\" width=\"1280\" height=\"768\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Gaalkacyo ee Xurunta Gobolka Mudug ayaa waxaa da\u2019ay Roobab mahiigaan ah oo dhibaatooyin baaxad&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":8868,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-8867","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1474,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8867","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8867"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8867\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8876,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8867\/revisions\/8876"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8868"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8867"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8867"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8867"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}