{"id":88753,"date":"2022-04-25T17:33:10","date_gmt":"2022-04-25T15:33:10","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=88753"},"modified":"2022-04-25T17:33:10","modified_gmt":"2022-04-25T15:33:10","slug":"axmed-karaash-oo-magacaabis-ballaaran-sameeyey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=88753","title":{"rendered":"Axmed Karaash oo magacaabis ballaaran sameeyey"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">25 April 2022 (Puntlandes)\u00a0Xeer Kusime Madaxweyne Lr 97, April 25, 2022 Magacaabid Agaasimayaal.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery columns-1 is-cropped wp-block-gallery-1 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\"><ul class=\"blocks-gallery-grid\"><li class=\"blocks-gallery-item\"><figure><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2an7b5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"512\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2an7b5.jpg\" alt=\"\" data-id=\"88754\" data-full-url=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2an7b5.jpg\" data-link=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?attachment_id=88754\" class=\"wp-image-88754\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2an7b5.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2an7b5-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2an7b5-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2an7b5-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2an7b5-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a><\/figure><\/li><\/ul><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Kusimaha Madaxweynaha dowladda Puntland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Markuu Arkay:- Dastuurka dowladda Puntland Qodobkiisa 81-aad.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Markuu Arkay:- Baahida loo qabo dar-dargelinta Shaqada Hay\u2019addaha dowliga ah.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Markuu Tixgeliyey:- Aqoonta, Kartida iyo Waayo-aragnimadooda.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wuxuu u Magacaabay:-<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">1- Waxaa Axmed Shire Axmed (Garoon) loo magacaabay Agaasime ku xigeenka guud ee Dakhliga Wasaarada Maaliyada dowladda Puntland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">2- Waxaa Maxamuud Maxamed Axmed (Gurungur) loo magacaabay Agaasime ku xigeenka guud ee Machadka Tababarada Shaqaalaha Rayidka ah ee dowladda Puntland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">3- Waxaa SamSam Cabdiqafaar Maxamuud loo magacaabay Agaasime ku xigeenka guud ee Xarunta Maaraynta Xogaha Khayraadka Biyaha iyo Dhulka ee dowladda Puntland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">4- Waxaa Cabdirisaaq Maxamuud Faarax loo magacaabay Agaasime ku xigeenka guud ee Hay\u2019adda Maamul wanaaga iyo La-dagaalanka Musuqmaasuqa.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">5- Waxaa Farxiya Maxamed Maxamuud loo magacaabay Agaasimaha Waaxda Dimuqraadiyeynta ee Wasaarada Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyada.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">6- Waxaa Cabdiwaduud Yuusuf Faarax loo magacaabay Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Maaliyada ee Wakaalada Tamarta Dowladda Puntland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">7- Waxaa Cabdulqaadir Siciid Guureeye loo magacaabay Agaasimaha Waaxda Adeega Caafimaadka, Quudinta, iyo Xaaladaha deg-dega ah ee Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dowladda Puntland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">8-Waxaa Cabdirabi Maxamed Axmed Bootaan loo magaacabay Agaasimaha Waaxda Horumarinta Dhaqaalaha ee Wasaarada Qorshaynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah dowladda Puntland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">9- Waxaa liibaan Cismaan Siciid loo magacaabay Agaasimaha Waaxda Arrimaha Bulshada ee Wasaaarada Shaqada iyo Shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee dowladda Puntland<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">10- Waxaa Samiiro Cabdulqaadir Maxamuud loo magacaabay Agaasimaha Waaxda Iskaashiga Caalamiga ah ee Wasaarada Qorshaynta, Horumarinta dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee dowladda Puntland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">11- Waxaa Axmed Ibraahim Axmed loo magacaabay Agaasimaha Waaxda Horumarinta iyo Tababarada ee Machadka Tababarada Shaqaalaha Rayidka ah ee dowladda Puntland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">12- Waxaa Mukhtaar Cabdi Ibraahim (Fariiq) loo magacaabay Agaasimaha Waaxda Iskaashiga iyo Xiriirka ee Machadka Tababarada Shaqaalaha Rayidka ah ee dowladda Puntland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">13- Waxaa Bashiir Maxamuud Yuusuf (Dhaashane) loo magacaabay Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Maaliyada ee Machadka Tababarada Shaqaalaha Rayidka ah ee dowladda Puntland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">14- Waxaa Siciid Ismaaciil Weyrax loo magacaabay Agaasimaha Waaxda Kobcinta Kartida iyo Xirfadaha ee Machadka Tababarada Shaqaalaha Rayidka ah ee dowladda Puntland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">15- Waxaa Abuubakar Nuur Muuse loo magacaabay Agaasimaha Waaxda Cilmi baarista ee Machadka Tababarada Shaqaalaha Rayidka ah ee dowladda Puntland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">16- Waxaa Farxiya Jaamaca Maxamed loo magacaabay Agaasimaha Waaxda Maaraynta Xogta Biyaha ee Xarunta Maaraynta Xogaha Khayraadka biyaha iyo Dhulka ee dowladda Puntland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">17- Waxaa Maxamed Nuur Nageeye loo magacaabay Agaasimaha Maaraynta Xogta Dhulka ee Xarunta Maaraynta Xogaha Khayraadka Biyaha iyo Dhulka ee dowladda Puntland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">18- Waxaa Xaliimo Maxamuud Cali Aadan (Jabhad) loo magacaabay Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Maaliyada ee Xarunta Maaraynta Xogaha Khayraadka biyaha iyo Dhulka dowladda Puntland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Xeerkan wuxuu dhaqan gelayaa marka uu saxiixo Kusimaha Madaxweynuhu, wuuna saxiixay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">DHAMMAAD<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>25 April 2022 (Puntlandes)\u00a0Xeer Kusime Madaxweyne Lr 97, April 25, 2022 Magacaabid Agaasimayaal. Kusimaha Madaxweynaha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":88754,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-88753","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":822,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/88753","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=88753"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/88753\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":88755,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/88753\/revisions\/88755"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/88754"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=88753"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=88753"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=88753"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}