{"id":89319,"date":"2022-05-14T19:37:40","date_gmt":"2022-05-14T17:37:40","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=89319"},"modified":"2022-05-14T19:37:40","modified_gmt":"2022-05-14T17:37:40","slug":"beesha-caalamka-oo-ku-boorisay-xildhibaanada-inay-ku-codeeyaan-damiirkooda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=89319","title":{"rendered":"Beesha Caalamka oo ku boorisay Xildhibaanada inay ku codeeyaan damiirkooda"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">14 May 2022 (Puntlandes)\u00a0Warsaxaafaeed ay soo saartay saaxiibada Soomaaliya ayey ku booriyeen Xildhibaanada inay ku codeeyaan damiirkooda  iyagoo dooranaya musharaxa ay rumeysan yihiin inuu la imaanayo siyaasadda iyo tayada hogaamineed ee lagu hormarinayo nabad, xasillooni, barwaaqo, iyo dowladnimo suuban sanadaha soo socda. <\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery columns-1 is-cropped wp-block-gallery-1 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\"><ul class=\"blocks-gallery-grid\"><li class=\"blocks-gallery-item\"><figure><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2am6a5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"593\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2am6a5-1024x593.jpg\" alt=\"\" data-id=\"88135\" data-full-url=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2am6a5.jpg\" data-link=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?attachment_id=88135\" class=\"wp-image-88135\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2am6a5-1024x593.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2am6a5-300x174.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2am6a5-768x445.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2am6a5-292x169.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2am6a5-638x370.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2am6a5.jpg 1200w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a><\/figure><\/li><\/ul><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Hoos ka akhriso  Warsaxaafaeed:<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>14 May<\/strong>2022 Saaxiibada beesha caalamka oo baaq u diray baarlamaanka habeenka ka horreeya doorashada madaxweynaha<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Muqdisho<\/strong>&nbsp;\u2013 Iyadoo la joogo habeenka ka horreeya doorashada madaxweynaha Soomaaliya, ayaa, Saaxiibada Beesha Caalamku waxay ugu baaqayaan dhammaan xubnaha Baarlamaanka inay waajibaadkooda dastuuriga ah u gutaan si ay ku jirto danta dalka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxaan ku boorinaynaa Xildhibaanada inay ku codeeyaan damiirkooda iyagoo dooranaya musharaxa ay rumeysan yihiin inuu la imanayo siyaasadda iyo tayada hogaamineed ee lagu hormarinayo nabad, xasillooni, barwaaqo, iyo dowladnimo suuban sanadaha soo socda.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">*<em>Hawlgalka Kalaguurka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Canada, Denmark, Masar, Itoobiya, Midowga Yurub (EU), Finland, Urur-Goboleedka (IGAD), Ireland, Talyaaniga, Japan, Kenya, Ururka Jaamacadda Carabta (LAS), Norway, Ururka Iskaashiga Dalalka Islaamka (OIC), Qadar, Ruushka,&nbsp;Suudaan, Iswiidhan, Iswisarland, Turkiga, Uganda, Isutagga Imaaraadka Carabta, Boqortooyada Midowday ee Britain, Dowladda Maraykanka iyo Qaramada Midoobay.<\/em><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>14 May 2022 (Puntlandes)\u00a0Warsaxaafaeed ay soo saartay saaxiibada Soomaaliya ayey ku booriyeen Xildhibaanada inay ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":88135,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-89319","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":926,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/89319","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=89319"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/89319\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":89320,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/89319\/revisions\/89320"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/88135"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=89319"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=89319"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=89319"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}