{"id":89380,"date":"2022-05-16T22:57:17","date_gmt":"2022-05-16T20:57:17","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=89380"},"modified":"2022-05-16T22:57:17","modified_gmt":"2022-05-16T20:57:17","slug":"xoghayaha-guud-ee-qm-oo-soo-dhaweeyey-madaxweynaha-cusub-ee-somalia","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=89380","title":{"rendered":"Xoghayaha Guud ee QM oo soo dhaweeyey madaxweynaha cusub ee Somalia"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">16 May 2022 (Puntlandes)\u00a0Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ant\u00f3nio Guterres ayaa soo dhoweeyay in doorashada madaxtinimo ee Soomaaliya ay si nabad ah ku qabsoonto 15-ka May, wuxuuna u hambalyeeyay Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo loo doortay madaxweynaha 10-aad ee Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery columns-1 is-cropped wp-block-gallery-1 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\"><ul class=\"blocks-gallery-grid\"><li class=\"blocks-gallery-item\"><figure><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2ao1b5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"618\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2ao1b5.jpg\" alt=\"\" data-id=\"89381\" data-full-url=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2ao1b5.jpg\" data-link=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?attachment_id=89381\" class=\"wp-image-89381\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2ao1b5.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2ao1b5-300x193.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2ao1b5-768x494.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2ao1b5-292x188.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2ao1b5-638x411.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2ao1b5-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a><\/figure><\/li><\/ul><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ant\u00f3nio Guterres oo soo dhaweeyay doorashada Madaxweyne Xasan SheekhWaxa uu ku bogaadiyay Madaxweynaha xilka ka degaya Maxamed C\/laahi Maxamed \u201cFarmaajo\u201d oo si deg deg ah u aqbalay natiijada, una muujiyay taageerada uu u muujiyay Madaxweynaha bedeli doona.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay Ant\u00f3nio Guterresayaa rajo ka muujiyay in Madaxweynaha cusub uu si deg deg ah ugu dhaqaaqi doono soo dhisida Gole Wasiiro oo loo wada dhan yahay, isla markaana Dowladda cusub iyo Dowladaha xubnaha ka ah Federaalka ay si dhow uga wada shaqeyn doonaan sidii loo horumarin lahaa arrimaha muhiimka ah ee Qaranka iyo caqabadaha horyaala.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Stephane Dujarric, Afhayeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in Guiterres ay ka go\u2019an tahay taageerada joogtada ah ee ay Qaramada Midoobay siiso dawladda iyo shacabka Soomaaliyeed, waxana uu rajaynayaa in uu sii wado wada shaqayn dhaw oo uu la yeesho maamulka cusub si loo horumariyo qorshaha dawlad-dhisidda Soomaaliya iyo wax ka qabashada xaaladaha bini\u2019aadantinimo ee ba\u2019an ee dalka ka jira.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>16 May 2022 (Puntlandes)\u00a0Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ant\u00f3nio Guterres ayaa soo dhoweeyay in doorashada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":89381,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-89380","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1166,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/89380","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=89380"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/89380\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":89382,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/89380\/revisions\/89382"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/89381"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=89380"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=89380"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=89380"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}