{"id":8951,"date":"2015-05-09T14:15:43","date_gmt":"2015-05-09T12:15:43","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=8951"},"modified":"2015-05-09T19:27:36","modified_gmt":"2015-05-09T17:27:36","slug":"shirka-wada-tashiga-puntland-iyo-is-waafajinta-shirkii-weynihii-lagu-dhisay-puntland-1998","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=8951","title":{"rendered":"SHIRKA WADA-TASHIGA PUNTLAND IYO IS WAAFAJINTA SHIR WAYNIHII PUNTLAND LAGU DHISAY 1998"},"content":{"rendered":"<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\" style=\"text-align: justify;\">Waxaa loo balan san yahay shirwayne loogu magac daray shir waynaha wadatashiga Puntland, shirkaas\u00a0\u00a0wuxuu\u00a0\u00a0noqon doona mid\u00a0\u00a0guulaysta ama guul daraysta, waayo waxaa\u00a0\u00a0ku xeeran arrimo xasaasiya\u2019\u00a0\u00a0waxaana kamida\u00a0\u00a0\u00a0Sool,\u00a0\u00a0ayaa ka maqaan Puntland\u00a0\u00a07 saano, qayb kamida\u00a0\u00a0\u00a0asaasayaashii Puntland ayaan hadda\u00a0\u00a0\u00a0ku qanac sanayn hannanka Puntland waxaa\u00a0\u00a0jirta\u00a0\u00a0Khaatumo, Mudug ayaa qayb kamida maamul\u00a0\u00a0loo dhisaya, siyaasinta\u00a0\u00a0Cayn Sanaag\u00a0\u00a0iyo Sool ayaan wili cagta saarin hogaaminta Puntland\u00a0\u00a0marka laga reebo 6 bilood,, waana mida loo anaynaayo\u00a0\u00a0in Sool iyo Sanaag\u00a0\u00a0siyaasiinta ka soo jeeda ay ka caga jiidaan siyaasadda Puntland,,<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\" style=\"text-align: justify;\">Sannadku markuu ahaa\u00a0\u00a01998dii 1,agosto,Puntland waxaa lagu asaasay wada-tashi iyo is-afgarad Gobolo ku midoobay\u00a0\u00a0in ay dhistaan maamul dawladeed oo ay\u00a0\u00a0naftooda ku badbaadiyaan kadib markii qarankii Soomalaiyeed uu burburay,<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\" style=\"text-align: justify;\">Taasi waxay ka dhalatay markii muddo toddobo sanadood ah ay Soomaalidu ku guul daraysten\u00a0\u00a0in ay ku heshiiyaan dhismaha Dawlad Qaran\u00a0\u00a0markaas kadib\u00a0\u00a0waxaa isku yimid\u00a0\u00a0hogaamiye dhaqameedkii Gobollada waqooyi bari Soomaaliya qayb kamida Gobollada dhexe iyo degmo kamida Gobolka Togdheer waxaana la isku afgartay in la dhisto\u00a0\u00a0maamul dawladeed, leh axdi hay,yaddo kala duwan<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\" style=\"text-align: justify;\"><b>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\" style=\"text-align: justify;\"><b>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Ahmiyaddii Puntland<\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\" style=\"text-align: justify;\">Maamulkaas\u00a0\u00a0waxaa\u00a0\u00a0saldhig looga dhigay inaan Soomaali la kala go,in -in la raadiyo midnimadii Soomaaliya iyo helida qaran Soomaaliyeed\u00a0\u00a0kuna dhisan nidaamka fadaralka ama awood qaybsiga,<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\" style=\"text-align: justify;\">Shirkii ugu horeeyey ee ahaa wadatashiga), iyo gogol xaarka oo ay horkacayeen madax-dhaqameedyo iyo cuqaal iyo siyaasiin waxa uu ka dhacay Magaaladda Garoowe intii udhaxaysay 10,3,1998 illaa 12,3,1998, waxaana shirkaas kasoo qayb galay ergooyin ay tiradoodu dhan tahay 425, oo ka kala socday Gobolladii markaas isla qaatay dhismaha maamul dawladeed , oo kala ahaa Bari, Nugaal, qayb kamida Mudug, Sool, qayb kamida Sanaag, iyo Buuhoodlle, Cayn), degmo kamid ahayd Togdheer).<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\" style=\"text-align: justify;\">Isla sanadkaas 1998 bishii\u00a0\u00a0shanaad\u00a0\u00a015,keeddii\u00a0\u00a0waxaa laysku raacay dhammaan ergooyinkii Gobollada iyo madax-dhaqameedyadii shirka daadihinayey Magaca loo bixin doono Maamulka ladhisi doono\u00a0\u00a0Magaca waxaa\u00a0\u00a0loo baxshay (Puntland)\u201d iyo (Axdi) kumeel gaara, axdigaasna waxaa laysla\u00a0\u00a0qaatay inay muddadiisu tahay 3, sanno.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\" style=\"text-align: justify;\"><b>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\" style=\"text-align: justify;\"><b>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Doorashadii Madaxwaynihii ugu horeeyey Puntland<\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\" style=\"text-align: justify;\"><b>\u00a0<\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\" style=\"text-align: justify;\">Sanadkii 1998 bishii Agoosto\u00a0\u00a01,deedii\u00a0\u00a0waxaa dhammaan ergooyinkii ay Ansixiyeen madax-dhaqameedadu iyo cuqaasha ay si xora u doorteen madaxweynihii ugu horeeyey ee Dowlada Gobolleedka Puntland kaas oo noqday (AUN)Cabdullahi Yuusuf Axmed, sidoo kale waxay Madaxweyne Kuxigeena\u00a0\u00a0u doorteen Md.Maxamed Cabdi Xaashi.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\" style=\"text-align: justify;\"><b>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Bud-dhigii Puntland<\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\" style=\"text-align: justify;\">Madax-dhaqameedadii iyo cuqaashii Puntland asaaskeedda bud-dhiga u ahaa\u00a0\u00a0isla markaasna Puntland\u00a0\u00a0\u00a0dhidibada u taagay\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0waxaa kamid ahaa:<\/p>\n<ul style=\"text-align: justify;\">\n<li class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Garaad Cabdiqani Garaad Jamac<\/li>\n<li class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Ugaas Axmad Ugaas\u00a0\u00a0Maxamad<\/li>\n<li class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Islaan Maxamed Islaan Muuse<\/li>\n<li class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Beeldaaje Xaaji Cabdullahi Beeldaaje<\/li>\n<li class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Suldaan Xasan Suldaan Xaaji\u00a0Cali\u00a0Baale<\/li>\n<li class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Ugaas Cabdullaahi Ugaas Yaasiin<\/li>\n<li class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan<\/li>\n<li class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Boqor Maxamuud Boqor Muuse<\/li>\n<li class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Islaan Bashiir Islaan Cabdulle<\/li>\n<\/ul>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\" style=\"text-align: justify;\">Allaha u naxariito intii dhimatay\u00a0\u00a0Iyo qaar kale uu\u00a0\u00a0anan halkaan ku soo koobi karayn,,<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\" style=\"text-align: justify;\">Wax qabadkii seeddexdii sanno ee\u00a0\u00a0ugu horaysay<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\" style=\"text-align: justify;\">Korneyl Cabdulahi Yuusuf Axmad Allaha u naxariistee, saddexdii sanno\u00a0\u00a0ee\u00a0\u00a0ugu horaysay\u00a0\u00a0wuxuu Puntland\u00a0\u00a0ka hirgaliyeey\u00a0\u00a0nidaam kala dambayn iyo amni xoogan wuxuu dhisay\u00a0\u00a0ciidamada kala duwan ee Puntland sida Darawiishta Bileyska\u00a0\u00a0\u00a0Asluubta iyo sirdoonka,\u00a0\u00a0waxaase\u00a0\u00a0talo dhabaqday) markii\u00a0\u00a0uu\u00a0\u00a0\u00a0xilkiisii dhammaaday\u00a0\u00a0uuna Barlamaankii\u00a0\u00a0\u00a0ka codsaday in muddo labo sanno\u2019 ah loogu daro<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\" style=\"text-align: justify;\"><b>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Seddex\u00a0\u00a0sanno kadib<\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\" style=\"text-align: justify;\">Saddex\u00a0\u00a0sanno kadib\u00a0\u00a0waxaa\u00a0\u00a0dhacay khilaaf\u00a0\u00a0\u00a0xoogan oo sababay in\u00a0\u00a0naf iyo maal-baa\u00a0\u00a0Puntland ku waydo\u00a0\u00a0kadib markii\u00a0\u00a0ay dhammaatay muddadii\u00a0\u00a0xilka madaxwayne Cabdulahi,, isla xiligaas wax yar kadib waxaa puntlnad looga dhawaaqay Jamhad lamagac baxday \u201dGolaha Badbaadinta Puntland\u201d (GBP), waxaana Jamhadaas Guddoomiye ka ahaa\u00a0\u00a0\u00a0Maxamuud Muuse Xirsi(Cade), waxayna jamhadii Cade\u00a0\u00a0Muuse\u00a0\u00a0ay daggala la gashay ciidamadii Cabdulahi Yusuf,,<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\" style=\"text-align: justify;\"><b>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Khilaafkii bilowday 2001<\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\" style=\"text-align: justify;\">Khalafkaas\u00a0\u00a0siyaaasadeed\u00a0\u00a0ee bilowday 2001,\u00a0\u00a0wuxuu sabab u noqday\u00a0\u00a0in xoogii iyo dhaqaalihii\u00a0\u00a0midnimadii iyo hadafkii Puntland loo asaasay\u00a0\u00a0uu dhaawac wayn ku yimaado..<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\" style=\"text-align: justify;\">Sannadkii 2003,17,5, waxaa magaalada bosaaso hishiis taariikha ah ku gaaray Md.Cabdullahi Yuusuf Axmed iyo Gudoomiyii Golaha Badbaadinta Puntland (GBP), Md.Gen. Maxamuud Muuse Xirsi Boqor(Cade), waxaana heshiiskaas kasoo shaqeeyey Salaadiin ay kamid yihiin Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan, iyo Boqor Cismaan Aw-Maxamuud (Buur-madow) oo gobollada waqooyiga Soomaaliya ka soo jeeda (BAARAGARAAFKAAN) WAXAAN KA SOO XIGTAY oo diyaariyeey,, Qoraaga Ahmed Abdirahman Aden Dalab(Fashion)<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\" style=\"text-align: justify;\"><b>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Gobol ka lumay Puntland<\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\" style=\"text-align: justify;\">\u00a02005,tii\u00a0\u00a0waxaa\u00a0\u00a0\u00a0Puntland\u00a0\u00a0\u00a0madaxwayne ka noqday Genaral Maxamuud Muuse Xirsi\u00a0\u00a0intii uu xilka hayey Cade Muuse\u00a0\u00a0\u00a0waxaa\u00a0\u00a0gacanta\u00a0\u00a0Puntland ka baxay Gobol kamid ahaa\u00a0\u00a0Gobolladii\u00a0\u00a0\u00a0wada dhistay Puntland\u00a0\u00a0waa\u00a0\u00a0Sool taasoo loo aaneeyo siyaasad xumo\u00a0\u00a0iyo khilaaf\u00a0\u00a0soo kala dhex galay Madaxwaynihi xiligaas iyo wasiirkii arrimaha gudaha iyo dawladaha\u00a0\u00a0hoose\u00a0\u00a0\u00a0Axmad Cabdi Xaabsade),,<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\" style=\"text-align: justify;\"><b>\u00a0\u00a0Dhirifkii siyaasiinta\u00a0\u00a0\u00a0Cayn iyo Sool<\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\" style=\"text-align: justify;\">2009kii\u00a0\u00a01, agoosto\u00a0\u00a0waxaa Puntland ka dhacay doorasho\u00a0\u00a0guud\u00a0\u00a0\u00a0waxaana\u00a0\u00a0madaxwayne ka noqday Cabdiraxmaan\u00a0\u00a0Maxamad Maxamuud\u00a0\u00a0(Faroole) Madaxwayne\u00a0\u00a0Faroole\u00a0\u00a0\u00a0waxaa\u00a0\u00a0kula tartamay jigada madaxwayne siyaasiin ka soojeeday\u00a0\u00a0Sool iyo Sanaag\u00a0\u00a0oo uu ugu horeyey Cabdulahi Axmad Jamaca (Ilka Jiir) waxaase\u00a0\u00a0isla goobtii ka xanaaqay\u00a0\u00a0siyaasiin ka soo jeeday gobolkii maqnaa ee Sool kadib markii Faroole\u00a0\u00a0ku soo baxay xilka madaxwaynaha Puntland,,\u00a0\u00a0taasoo kamida khaladadka aan wili la sixin..<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\" style=\"text-align: justify;\"><b>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Asaasidii\u00a0\u00a0SSC<\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\" style=\"text-align: justify;\">Dabayaaqadii 2009 waxaa\u00a0\u00a0\u00a0asaasmay jamhadii(SSC) oo laga dhisay Puntland dhexdeeda oo uu guddoomiye u ahaa Saleebaan Axmad Ciise\u00a0\u00a0(Xaglatoosiye) iyo siyaasiin aad uga biyo diiday\u00a0\u00a0hannaanka siyaasadeed ee Punland\u00a0\u00a0lagu maamulaayo\u00a0\u00a0jamhadaas\u00a0\u00a0waxay\u00a0\u00a0ku dhawaaqday inay xoraynayso gobollada\u00a0\u00a0\u00a0Sool\u00a0\u00a0iyo qayb kamida Sanaag\u00a0\u00a0oo maamulka Soomaliland uu\u00a0\u00a0ka qabsaday Puntland, taasoo kamida khaladaadka aan wili la sixin,,<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\" style=\"text-align: justify;\"><b>Mid kamida\u00a0\u00a0Bud-dhigayaashii Puntland oo iska guuray\u00a0\u00a0Caasimada Puntland<\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\" style=\"text-align: justify;\">Waxaa\u00a0\u00a0Garoowe iska guuray\u00a0\u00a0kana xumaaday siyaasada Puntland\u00a0\u00a0Garaad Jamac Garaad Cali oo dhaxlay\u00a0\u00a0garaadkii ka horeyey ee Garaad Cabdiqani garaad Jamaca\u00a0\u00a0oo\u00a0\u00a0kamid ahaa asaasayaashii Puntland ilaa hada\u00a0\u00a0Garaad Jamac wuxuu\u00a0\u00a0\u00a0banaanka ka joga nidaamka Puntland wuxuna kamid tahay hada\u00a0\u00a0\u00a0isimada aadka u dhaliilsan Puntland, waxaana, waxaana la sugaya sidii xal loogu heli lahaa,,<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\" style=\"text-align: justify;\"><b>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Shirkii\u00a0\u00a0Taleex<\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\" style=\"text-align: justify;\">2011,waxaa\u00a0\u00a0degmada Taleex\u00a0\u00a0lagu qabtay shir wayne ay ka soo qayb galeen isimada Sool Sanaag iyo cayn\u00a0\u00a0waxaana halkaas\u00a0\u00a0laga\u00a0\u00a0dhisay maamul loo baxshay Khaatumo\u00a0\u00a0laguna sheegay inuu ka arrimin doono\u00a0\u00a0seddexdaas\u00a0\u00a0gobol waxaa\u00a0\u00a0gaashaanka ku dhuftay oo diiday maamulada Puntland iyo Soomalaind oo mid kasta\u00a0\u00a0sheegtay inuu\u00a0\u00a0\u00a0ka taliyo Taleex,\u00a0\u00a0waxaase\u00a0\u00a0xusid mudan Taleex inay tahay Puntland oo ay wax ka dhisteen Maamulka Puntland 1998, waana dhaawac\u00a0\u00a0Puntland ku yaal..<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\" style=\"text-align: justify;\"><b>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Maxaa keenay\u00a0\u00a0khilaafka\u00a0\u00a0iyo dhismaha\u00a0\u00a0SSC iyo Khaatumo?<\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\" style=\"text-align: justify;\">Waxaa la oraan karaa waxaa keenay hogaanka\u00a0\u00a0ugu sareeya Puntland oo ku guul daraystay isku haynta gobolladii ku midoobay Puntland\u00a0\u00a0iyo Madaxwayneyaasha Puntland soo maray tan iyo asaaskeedii oo aan daafin (Laamiga),\u00a0\u00a0dadka qaarkiisna ay dhahaan waa hal beel oo dhaxal tooyo u haysta\u00a0\u00a0madaxtooyada Puntland\u00a0\u00a0waa sida siyaasiinta Puntland qayb kamida ay u cabiraan fikirkooda..<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\" style=\"text-align: justify;\"><b>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Mudug\u00a0\u00a0iyo\u00a0\u00a0hada<\/b><\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\">DFS\u00a0waxay\u00a0\u00a0doonaysa inay maamul\u00a0\u00a0u dhisto\u00a0\u00a0Gobollada dhexe\u00a0\u00a0ee\u00a0\u00a0kala ah Galgaduud\u00a0\u00a0iyo &#8220;Mudug&#8221; \u00a0waxaase ka dhashay muran\u00a0\u00a0dhanka dastuurkaa taasoo ku salaysan Gobol\u00a0Mudug ee Puntland iyo in la qeexo waxa loola jeedo Mudug iyadoo laga dhigayo Koonfurta Mudug, waana arrin Puntland\u00a0\u00a0ku soo korortay..<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\" style=\"text-align: justify;\"><b>\u00a0Maxaa la gudboon\u00a0\u00a0shirka wadatashiga Puntland ee\u00a0\u00a0lagu dhawaaqay in\u00a0\u00a0<\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\" style=\"text-align: justify;\"><b>Gaalkacayo lagu qabanaayo?,<\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\" style=\"text-align: justify;\">Shirkaas\u00a0\u00a0wuxuu xambaarsan yahay\u00a0\u00a0guul iyo guul daraba\u00a0\u00a0haddii aan guusha ku horeeyo\u00a0\u00a0waxay noqon kartaa in\u00a0\u00a0dhammaan\u00a0\u00a0wixii khaladaadahaa\u00a0\u00a0ee Puntland soo maray la saxo in go, aan\u00a0\u00a0dhaba laga qaato midnimadii Puntland sidii la isku keeni lahaa\u00a0\u00a0iyo in laheshiisiiyo siyaasiinta Khaatumo iyo Puntland halkaasna lagu soo af jaro khilaaf siyaasadeedkii\u00a0\u00a0Puntland kala qaybiyey,,<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\" style=\"text-align: justify;\">Dhanka guul darada\u00a0\u00a0waxaan alle\u00a0\u00a0ka baryeynaa inay guul\u00a0\u00a0ku dhamaato hayeeshee\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0haddii shirkaas\u00a0\u00a0lagu saxi waayo wixii\u00a0\u00a0dhacay\u00a0\u00a0waxay noqon doonta in Puntland\u00a0\u00a0\u00a0kusoo koobanto Gobollada Bari Nugaal iyo qayb kamida\u00a0\u00a0Mudug halkaasna\u00a0\u00a0khatumo\u00a0\u00a0ku noqoto\u00a0\u00a0mid madax banana oo aan rajo dambe ka qabin Puntland\u00a0\u00a0sidaasna ay ku baxaan Cayn iyo Sool..<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\" style=\"text-align: justify;\"><b>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Gabagabadii<\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\" style=\"text-align: justify;\">Shirka wata-tashiga Puntland\u00a0\u00a0waxaa looga baahan yahay\u00a0\u00a0in lagu marti qaado dhammaan\u00a0\u00a0\u00a0dadka dhaliilsan hannaanka Puntland ee ah mawadiniinta Puntlanderkaa isla\u00a0\u00a0markaasana si dhaba loo qaato\u00a0\u00a0dhaliilaha\u00a0\u00a0iyo khaladaadkii dhacay,,<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\" style=\"text-align: justify;\">Dhammaan\u00a0\u00a0ummadda Soomaaliyeed\u00a0\u00a0midnimo iyo guul<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">\u00a0<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-8821\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/21-225x300.jpg\" alt=\"21\" width=\"200\" height=\"150\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Falanqeeye\u00a0\u00a0arrimaha bulshada<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Cabdinuur Faarax Maxamuud<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><a href=\"mailto:Email-guuled72@hotmail.com\" target=\"_blank\">Email-guuled72@hotmail.com<\/a>\u00a0\u00a0ama<br \/>\nabdinuur02@gmail.com<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Daabacaadii Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa loo balan san yahay shirwayne loogu magac daray shir waynaha wadatashiga Puntland, shirkaas\u00a0\u00a0wuxuu\u00a0\u00a0noqon doona&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-8951","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1661,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8951","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8951"}],"version-history":[{"count":6,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8951\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8965,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8951\/revisions\/8965"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8951"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8951"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8951"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}