{"id":89601,"date":"2022-05-23T16:59:20","date_gmt":"2022-05-23T14:59:20","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=89601"},"modified":"2022-05-23T16:59:20","modified_gmt":"2022-05-23T14:59:20","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-magacaabay-agaasimaha-guud-ee-madaxtooyada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=89601","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay agaasimaha guud ee Madaxtooyada"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">23 May 2022 (Puntlandes) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud xilka Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery columns-1 is-cropped wp-block-gallery-1 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\"><ul class=\"blocks-gallery-grid\"><li class=\"blocks-gallery-item\"><figure><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2ao4c.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"683\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2ao4c-1024x683.jpg\" alt=\"\" data-id=\"89602\" data-full-url=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2ao4c.jpg\" data-link=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?attachment_id=89602\" class=\"wp-image-89602\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2ao4c-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2ao4c-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2ao4c-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2ao4c-1536x1024.jpg 1536w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2ao4c-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2ao4c-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2ao4c-60x40.jpg 60w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2ao4c.jpg 2048w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a><\/figure><\/li><\/ul><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Mudane Xuseen Sheekh uu tusaale u yahay doorka dhallinyarada Soomaaliyeed ee dib u dhiska dowladnimada iyo dib u heshiisiinta dadka Soomaaliyeed oo uu ku bixiyey waqti badan.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa Alle uga baryey in uu u fududeeyo Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada Qaranka gudashada waajibaadka horyaalla, waxa uuna uga mahad-celiyey Agaasimihii Hore ee Madaxtooyada Mudane Maxamed Cabdullaahi Ciise dadaalka uu bixiyey muddadii uu xilkan hayey.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud oo horey u soo noqday Sanatar ka tirsan Golaha Aqalka Sare ayaa sanadkii 1982 waxa uu ku dhashay magaalada Xudur ee Gobolka Bakool, waxbarashada aas-aasiga ah iyo Jaamacadda heerka 1-aadna waxa uu ku qaatay magaalada Muqdisho, Waxbarashada heerka Labaad ee Jaamacaddana (Master Degree) waxa uu ka diyaariyey Daraasaadka Horumarinta, halka uu haatan ku guda jira takhasusuka Phd-ga ee Nabadda iyo Arrimaha Dowliga ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>23 May 2022 (Puntlandes) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":89602,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-89601","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1104,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/89601","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=89601"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/89601\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":89603,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/89601\/revisions\/89603"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/89602"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=89601"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=89601"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=89601"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}