{"id":89675,"date":"2022-05-26T11:32:16","date_gmt":"2022-05-26T09:32:16","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=89675"},"modified":"2022-05-26T11:32:16","modified_gmt":"2022-05-26T09:32:16","slug":"daawo-muuqaal-musharax-cirro-13-nov-waxii-ka-danbeeyey-muuse-biixi-uma-aqoonsani-madaxweyne","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=89675","title":{"rendered":"Daawo Muuqaal: Musharax Cirro \u201d13 Nov waxii ka danbeeyey Muuse Biixi uma aqoonsani madaxweyne &#8230;.\u201d"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">26 May 2022 (Puntlandes)\u00a0Waxaa shirjaaid oo uu ga hadlayo xaalka Somaliland qabtay Musharraxa madaxweyne \u00a0ee Xisbiga WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, isagoo shacabka iyo Xisbigaba ugu baaqay inay u diyaargaroobaan sidii ay madaxweyne Muuse Biixi dalka uga badbaadin lahaayeen.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery columns-1 is-cropped wp-block-gallery-1 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\"><ul class=\"blocks-gallery-grid\"><li class=\"blocks-gallery-item\"><figure><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2ao4e5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"683\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2ao4e5-1024x683.jpg\" alt=\"\" data-id=\"89676\" data-full-url=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2ao4e5.jpg\" data-link=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?attachment_id=89676\" class=\"wp-image-89676\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2ao4e5-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2ao4e5-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2ao4e5-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2ao4e5-1536x1024.jpg 1536w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2ao4e5-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2ao4e5-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2ao4e5-60x40.jpg 60w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2ao4e5.jpg 2048w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a><\/figure><\/li><\/ul><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Musharrax Cabdiraxmaan Cirro ayaa ka warbixiyey kulankii ay yeesheen madaxweynaha iyo Xisbiyada mucaaradka wuxuuna yiri \u201cKulankii habeenkii dhawayd waxa noo muuqday midabka dhabka ah ee madaxweynaha, Muuse wuxuu u eeka nin dastuurkii iyo shuruucdii tuurta ku qaatay oo ku hawlan maalmo muddo kordhin ah oo xaaraan uu xilka ku sii fadhiyo,\u201d<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Musharrax Cabdiraxmaan Cirro ayaa yiri \u201cDhammaan taageerayaasha Xisbiga WADDANI iyo guud ahaan shacbi weynaha Somaliland waxaan ugu baaqaya in ay u diyaar garoobaan si ay u muujiyaan dareenkooda iyaga oo u maraya dariiqa dastuurku u ogol yahay si sharciga loogu soo celiyo Muuse, iyada oo wixii faahfaahin ah Xisbigu idin la wadaagi doono,\u201d<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Musharax Cirro &#8221; Waxaa inagu waajiba in ay nu Somaliland ka xorayno kaligii Taliye doonaya in uu Somaliland haysto kana dhigto Boqortooyo.Nin diiday sinaantiina adiguna diid sareentiisa &#8230;.&#8221;<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Musharrax Cirro ayaa sidoo kale yiri \u201c Kulankii habeenkii dhawayd waxa noo muuqday midabka dhabka ah ee madaxweynaha. Muuse Biixi wuxuu u eeka nin dastuurkii iyo shuruucdii tuurta ku qaatay oo ku hawlan maalmo muddo kordhin ah oo xaaraan uu xilka ku sii fadhiyo&#8230;..\u201d<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Musharax Cirro &nbsp;oo ka digaya qorshaha madaxweynaha ayaa yiri \u201c Ma jirto doorasho ka soo horeyn karta doorashada madaxtooyada. 13 Nov waxii ka danbeeyey Muuse Biixi uma aqoonsani madaxweyne &#8230;.\u201d<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Musharax Cirro ayaa dhalinyarada ugu baaqay inay isku dhigaan rasaasta wuxuuna yiri \u00a0&#8221; Rasaasta Ciidanka waa in la isku dhigaa &#8230;&#8221;<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-embed is-type-rich is-provider-embed-handler wp-block-embed-embed-handler wp-embed-aspect-16-9 wp-has-aspect-ratio\"><div class=\"wp-block-embed__wrapper\">\n<iframe loading=\"lazy\" title=\"Musharax Cirro \u201cTaageerayaasha Xisbiga WADDANI &amp; shacabka Somaliland diyaar ha u ahaadaan go,aanka&quot;\" width=\"640\" height=\"360\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/ImZTLEPxbQg?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe>\n<\/div><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>26 May 2022 (Puntlandes)\u00a0Waxaa shirjaaid oo uu ga hadlayo xaalka Somaliland qabtay Musharraxa madaxweyne \u00a0ee&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":89676,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-89675","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1132,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/89675","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=89675"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/89675\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":89678,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/89675\/revisions\/89678"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/89676"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=89675"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=89675"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=89675"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}