{"id":89832,"date":"2022-05-30T17:11:01","date_gmt":"2022-05-30T15:11:01","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=89832"},"modified":"2022-05-30T17:11:01","modified_gmt":"2022-05-30T15:11:01","slug":"daawo-muuqaal-cc-warsame-oo-ku-baaqay-hayadaha-dawladda-iyo-shirkada-bixiya-adeegga-inay-fududeeyaan-dadka-in-la-gaarsiiyo-mucaawinada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=89832","title":{"rendered":"Daawo Muuqaal: CC Warsame oo ku baaqay hay`adaha dawladda iyo shirkada bixiya adeegga inay fududeeyaan dadka in la gaarsiiyo mucaawinada"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">30 May 2022 (Puntlandes)\u00a0Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u Qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha\u00a0C\/raxmaan C\/shakuur Warsame oo qaylodhaan ka keenay hay`adaha dawladda iyo shirkadaha maamula Garoonka Aadan Cadde iyo Dekedda Muqdisho inay carqabad ku yihiin in gargaarka la gaarsiiyo dadka u baahan ayaa ugu baaqay hay`adaha dawladda iyo shirkada bixiya adeegga inay fududeeyaan dadka in la gaarsiiyo mucaawinada.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery columns-1 is-cropped wp-block-gallery-1 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\"><ul class=\"blocks-gallery-grid\"><li class=\"blocks-gallery-item\"><figure><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2ao6c.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"682\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2ao6c-1024x682.jpg\" alt=\"\" data-id=\"89833\" data-full-url=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2ao6c.jpg\" data-link=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?attachment_id=89833\" class=\"wp-image-89833\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2ao6c-1024x682.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2ao6c-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2ao6c-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2ao6c-1536x1023.jpg 1536w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2ao6c-292x194.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2ao6c-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2ao6c-60x40.jpg 60w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2ao6c.jpg 2048w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a><\/figure><\/li><\/ul><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"> C\/raxmaan C\/shakuur ayaa yiri \u201d50 berri in ka badan ayey mucaawino ay keentay dawladda Qatar Garoonka diyaaradaha ku waxay xaniban yahay, oo aan la aqoon sabab ay u xaniban tahay\u201d<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"> C\/raxmaan C\/shakuur ayaa sheegay inay ku adag tahay Qaramada Midoobay inay qarqaar gaarsiiso dadka u baahan ayaa yiri \u201cwaxay ii sheegeen Qaramada Midoobay inay Raashinka ay keenaan ay ku qaadato waqtiyo badan inay Dekedda laga dejiyo, in kiro laga qaado aad qaali u ah meesha ay ku xareeyaan, inay gaarsiin Karin dadkii oo ay carqabado ay jiraan\u201d<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Natiijooyinka horudhaca ah ee kasoo baxay kulamadii iyo xog ururintii Ergayga ayaa waxaa kamid ah in:<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">1. 6.1 milyan oo qof oo Soomaali ah ay halis ku sugan yihiin<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">2. Wacyigelin la&#8217;aan baahsan ay ka dhex jirto bulshada<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">3. Gurmad iyo birmad degdeg oo loo baahan yahay<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">4. Deeqaha howlaha gargaarka dalka oo aad u ugu yar baahida jirta<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">5. Wadajir iyo wadashaqeyn dhanka siyaasadda ah in ay lagama maarmaan tahay.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-embed is-type-rich is-provider-embed-handler wp-block-embed-embed-handler wp-embed-aspect-16-9 wp-has-aspect-ratio\"><div class=\"wp-block-embed__wrapper\">\n<iframe loading=\"lazy\" title=\"Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS oo kahadlay xaaladda abaaraha iyo arrimaha bani-aadannimada\" width=\"640\" height=\"360\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/PXdGqedZLEc?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe>\n<\/div><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>30 May 2022 (Puntlandes)\u00a0Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u Qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":89833,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-89832","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1461,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/89832","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=89832"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/89832\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":89835,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/89832\/revisions\/89835"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/89833"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=89832"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=89832"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=89832"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}