{"id":9027,"date":"2015-05-11T21:03:07","date_gmt":"2015-05-11T19:03:07","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=9027"},"modified":"2015-05-11T21:03:07","modified_gmt":"2015-05-11T19:03:07","slug":"galkacyo-oo-la-qorsheeynayo-in-ay-ka-dhacdo-doorashada-gudoomiye-ku-xigeenka-degmada-iyo-iyadoo-xaalkeedu-yahay-allow-sahal","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=9027","title":{"rendered":"Galkacyo oo la qorsheeynayo in ay ka dhacdo doorashada gudoomiye ku xigeenka degmada iyo iyadoo xaalkeedu yahay allow sahal"},"content":{"rendered":"<p>Ka dib markuu iska casilay ku xigeenka duqa magaalada Gaalkacyo xilkii uu hayey ayaa waxaa la filayaa\u00a0in ay ka dhacdo\u00a0Magaalada Gaalkacyo \u00a0ee xarunta gobolka mudug \u00a0Doorashada Gudoomiye kuxigeenka.\u00a0Golaha Deegaanka ee Gaalkacyo ayaa dooranaya Gudoomiye kuxigeenka Cusub, kadib\u00a0\u00a0xili shalay Iscasilaada laga aqbalay gudoomiye kuxigeenkii hore ee Degmada Yacquub.<\/p>\n<p>Maxamed Maxamuud oo horay uga tirsanaa Xildhibanaada golaha deegaanka ee degmada Gaalkacyo ayaa ilaa iyo hada shaaciyaya in uu u taagan yahay qabashada jagadaas.<\/p>\n<p>Degmada Gaalkacyo oo ah degmada labaad ee ugu weyn dowladda Puntland kadib Boosaaso, kana soo xarooda dakhli aad u fara badan ayaan \u00a0lahyn hannaan maamul oo fiican iyo xisaabtan dhab ah, waxaana dhawaan lagu dilay Siciid Xuseen Nuur(AUN) oo ahaa xubin muhiima oo ka tirsanaa baarlamaanka Puntland.<\/p>\n<p>Waxaanse JIRINBA\u00a0siyaasad ay\u00a0dowladda Puntland ee uu hogaamiyo\u00a0Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ku wajahayso magaalada\u00a0Gaalkacyo iyo Shacabka Gaalkacyo oo aanba dareensanayn waxa ay ku jiraan, taasi oo ka duwan kuwii dowladdihii ka horreeyay,<\/p>\n<p>Gobolka Mudug iyo xaruntiisa Gaalkacyo ayaa waxaa ka taliya KOOX uu hogaamiyo GAADAYARE uuna ninka labaad ka yahay Dhagawaeyne waana KOOXDAN kuwa Isbaarada u dhigtay horumarka uu gaari lahaa Gobolka iyo in uu wax la qaybsado Gobolada la midka ah sida Awdal, W Galbeed, Nugaal IWM. Kooxdan oo udhalatay Gobolka ayaa waxay u dhaqmaan in aanba waxba ka gelin Gobolka ileen ninku Gurigiisa waa hagaagsadaaye. Xataa ma doonayaan in Wasiir ay ka noqdaan dawlada Puntland iyagoo u dhaqma sodii dagaal oogayaashii Isbaarada u taalay koonfurta Soomaaliya.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ka dib markuu iska casilay ku xigeenka duqa magaalada Gaalkacyo xilkii uu hayey ayaa waxaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-9027","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1252,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9027","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9027"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9027\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9028,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9027\/revisions\/9028"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9027"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9027"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9027"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}