{"id":9031,"date":"2015-05-12T09:05:55","date_gmt":"2015-05-12T07:05:55","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=9031"},"modified":"2015-05-12T09:05:55","modified_gmt":"2015-05-12T07:05:55","slug":"obama-oo-ka-laabtay-safiirkii-uu-u-soo-magacaabay-somalia","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=9031","title":{"rendered":"Obama oo ka laabtay Safiirkii uu u soo magacaabay Somalia"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa wuxuu ka noqday Safiirkii uu dhawaan u soo magacaabay Somalia.<\/p>\n<p>Obama ayaa ka noqday goaankiisii hore maalmo ka dib markii uu u gudbiyey Aqalka Odayaasha Danjire \u00a0Katharine Dhanani.<\/p>\n<p>Aqalka Cad ayaa sheegay in ka noqoshadu ku timid ka dib markii ay sidaas codsatay Dhananl ayna Safiir kale u soo magacaabi doonaan.<\/p>\n<p>Obama ayaa Safiir u soo magacaabay Somalia 25 kii feb 2015.<\/p>\n<p>Xoghayaha Arimaha Dibada Maraykanka ayaa booqosho ku tagay Xamar 5 tii may 2015 lamana garanayo sababta uu uga noqday Obama Safiirkii uu u soo magacaabaySomalia.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa wuxuu ka noqday Safiirkii uu dhawaan u soo magacaabay Somalia&#8230;.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-9031","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1158,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9031","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9031"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9031\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9032,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9031\/revisions\/9032"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9031"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9031"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9031"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}