{"id":9040,"date":"2015-05-12T12:30:47","date_gmt":"2015-05-12T10:30:47","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=9040"},"modified":"2015-05-12T12:38:51","modified_gmt":"2015-05-12T10:38:51","slug":"war-deg-deg-21-xildhibaan-oo-mooshin-ku-dalbaday-maanta-kalfadhi-deg-deg-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=9040","title":{"rendered":"WAR DEG DEG: 21 Xildhibaan oo Mooshin ku dalbaday Maanta Kalfadhi deg deg ah"},"content":{"rendered":"<p>21\u00a0xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Puntland ayaa usoo gudbiyey Guddoonka Baarlamaanka qoraal ay kaga dalbanayaan in Baarlamanku yeesho kulan deg deg ah kahor inta aan la gaarin bisha June 15-keeda\u00a0oo\u00a0uu furmi lahaa\u00a0kalfadhigii caadiga\u00a0ee golaha Baarlamaanka.\u00a0 Xildhibaannada ayaa dalbanaya in laga wada tashado xaaladaha ammaanka, dhaqaalaha iyo siyaasadda Puntland oo sida ay sheegeen faraha ka baxday\u00a0xilligan meel xuna\u00a0gaartay.<\/p>\n<p>Waa Markii ugu horeysay Baarlamaanka Puntland ay fadhiga ka kacaan\u00a0Iyagoo ogaaday Xaalada Puntland iney Halis ku jirto looma baahan yahay Bad-baadin Deg Deg ah. Shacabka Puntland ayaa ku diirsaday Taalabada ay\u00a0qaadeen Baarlamaanka Puntland Iyagoo Saaka Goobaha lagu Qaxweeyo ka sheegaya Barlamaankii Puntland waa Tooseen. Madaxweynaha\u00a0safarka ku jira had iyo goor\u00a0ayaan la aqoon Waxa uu ka sameyn doono Ololaha ay\u00a0wadaan Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ee horkacaya Mooshinkan lagu Bad-baadinayo Puntland.<\/p>\n<p>Qoraalka maanta loo gudbiyey Guddoonka Baarlamanka oo nuqul kamid ahi soo gaarey Warbaahinta Puntlandes\u00a0ayaa u qornaa sidan:<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/62a.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-9047 size-full\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/62a.png\" alt=\"62a\" width=\"888\" height=\"1020\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/62b.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-9048 size-full\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/62b.png\" alt=\"62b\" width=\"884\" height=\"1020\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>21\u00a0xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Puntland ayaa usoo gudbiyey Guddoonka Baarlamaanka qoraal ay kaga dalbanayaan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-9040","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1364,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9040","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9040"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9040\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9049,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9040\/revisions\/9049"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9040"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9040"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9040"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}