{"id":90474,"date":"2022-06-25T13:38:29","date_gmt":"2022-06-25T11:38:29","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=90474"},"modified":"2022-06-25T13:38:29","modified_gmt":"2022-06-25T11:38:29","slug":"xasan-sheekh-oo-golaha-shacabka-ku-bogaadiyay-ansixinta-raiisul-wasaare-xamse","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=90474","title":{"rendered":"Xasan Sheekh oo Golaha Shacabka ku bogaadiyay Ansixinta Ra\u2019iisul Wasaare Xamse"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">25 June 2022 (Puntlandes) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku bogaadiyey Guddoonka iyo Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ansixinta Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo 15-kii Bishan uu magacaabay Madaxweynuhu.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery columns-1 is-cropped wp-block-gallery-1 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\"><ul class=\"blocks-gallery-grid\"><li class=\"blocks-gallery-item\"><figure><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2ao11k3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"683\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2ao11k3-1024x683.jpg\" alt=\"\" data-id=\"90470\" data-full-url=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2ao11k3.jpg\" data-link=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?attachment_id=90470\" class=\"wp-image-90470\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2ao11k3-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2ao11k3-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2ao11k3-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2ao11k3-1536x1024.jpg 1536w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2ao11k3-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2ao11k3-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2ao11k3-60x40.jpg 60w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/2ao11k3.jpg 2048w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a><\/figure><\/li><\/ul><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">\u201cMahad ballaaran ayaan u jeedinayaa Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ila qaatay magacaabista Ra\u2019iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, oo aan markii horeba ku soo xulay aqoonta iyo kartida hoggaamineed ee uu u leeyahay howlaha hortabinta u leh dalkeenna.\u201d<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxweynaha ayaa tilmaamay rajada shacabka Soomaaliyeed ay ka qabaan dhismaha Xukuumad tayo leh oo ka shaqeysa samatabixinta dadka Soomaaliyeed iyo xaqiijinta yoolka Soomaali heshiis ah, Dunidana heshiis la ah.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">\u201cWaxaan kula dardaarmayaa Raiisul Wasaare Xamse Cabdi Barre in uu soo dhiso Xukuumad ka shaqeysa xoojinta amniga, gurmadka abaaraha, horumarinta kaabeyaasha dhaqaalaha, adeegyada bulshada, dib u heshiisiinta, dhammeystirka dib u eegista dastuurka, xoojinta dowladnimada, iyo hagaajinta xiriirka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya ay la leedahay dunida.\u201d<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ka codsaday shacabka Soomaliyeed in ay ku garab istaagaan Raiisul Wasaaraha cusub gudashada waajibaadka dastuuriga ah ee horyaalla, isagoo ugu duceeyey in uu ka soo dhalaalo masuuliyaddan culus.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>25 June 2022 (Puntlandes) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku bogaadiyey&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":90470,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-90474","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1114,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/90474","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=90474"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/90474\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":90475,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/90474\/revisions\/90475"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/90470"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=90474"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=90474"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=90474"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}