{"id":9124,"date":"2015-05-15T09:58:16","date_gmt":"2015-05-15T07:58:16","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=9124"},"modified":"2015-05-15T09:58:16","modified_gmt":"2015-05-15T07:58:16","slug":"15-ka-may-waa-maalin-taariikhi-ah-ayna-tahay-in-dhalinyarada-soomaaliyeed-ku-baraarugaan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=9124","title":{"rendered":"15-ka May waa maalin Taariikhi ah ayna tahay in Dhalinyarada Soomaaliyeed ku baraarugaan"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/69.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-9125 size-full\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/69.jpg\" alt=\"69\" width=\"620\" height=\"264\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/69.jpg 620w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/69-300x128.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/69-292x124.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 620px) 100vw, 620px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Bishii may 15 keeda Sanadkii 1943 ayeey aheyd markii dhalinyaro Soomaaliyeed ay dareemeen dhibaatooyinka gumeysiga kadibna ay si geesinimo leh ugu dhawaaqeen ururkii SYL.\u00a0Xisbigii Legada (SYL) waxay u taagan tahay erayada af Ingiriiska ah \u201cSomali Youth League\u201d, Leegana waa iyadoo af Talyaani ah \u201cLega dei giovani Somali\u201d.<\/p>\n<p>Fikrad kasta oo\u00a0shaqaysa\u00a0waxaa keena\u00a0qof ama koox. Fikradda lagu aasaasay xisbiga SYL waxaa lahaa dhalinyaro Soomaaliyeed oo mudan in si gaar ah loo xuso, kuwaas oo aad u Aragti\u00a0dheeraa islamarkaana lahaa dareen wadiniyadeed oo ku qotama Soomaalinimo.<\/p>\n<p>Magacyada 13-kii dhallinyarada ahaa ee aasaasay SYL 15 may 1943 waxey kala ahaayeen:<\/p>\n<p>1-Yaasiin Xaaji Cismaan<\/p>\n<p>2-C\/qaadir Sheekh Saqaawadiin<\/p>\n<p>3-Maxamed Cismaan baarbe.<\/p>\n<p>4-Maxamed faarax Hilowle.<\/p>\n<p>5-Sayidiin Xirsi Nuur.<\/p>\n<p>6-Maxamed Cali Nuur.<\/p>\n<p>7-Daahir Xaaji Cismaan<\/p>\n<p>8-Xaaji Maxamed Xuseen<\/p>\n<p>9-Khaliif Hiidoow Macalin.<\/p>\n<p>10-Cismaan Geedi raage.<\/p>\n<p>11-Dheere Xaaji Dheere.<\/p>\n<p>12-Maxamed Cabdala Xayeysi.<\/p>\n<p>13-Cali Xasan Cali Barduuro.<\/p>\n<p>Dhalinyaradaasi ayaa aasaastay ururkii SYL sanadkii 15 may 1943-dii kadib markii ay ka dhiidhiyeen hagardaamooyinka gumeysiga, \u00a0waxeyna nasiib u yeesheen in halganki ururki SYL uu sabab u noqdo in dalkeena uu madaxbanaani buuxdo qaato 1960-kii.<\/p>\n<p>Hadaba maanta oo ah 15 kii may 2015 waxay ku beegan tahay 72 sano guuradii ka soo wareegtay markii Dhalinyaradaasi ay aasaaseen Ururkii SYL. Warbaahinta Puntlandes waxay waxay hawada u marinaysaa meel kasta oo ay joogaan Dhalinyarada Soomaaliyeed Bambalyo, waxay u rajaynasaa in ay fadhiga ka kacaan kana fekeraan dalkooda sidii kuwii ka horeeyey.<\/p>\n<p>Ha ogaadaan Dhalinyarada Soomaaliyeed in ay iyaga yihiin waxa dantooda ku waayey dawlad la&#8217;aanta dalkooda,, ha ogaadaan\u00a0Dhalinyarada Soomaaliyeed in aysan wax macquul ah ama la qaadan karo aysan ahayn in dal dhan uu baabasanaado muddo 24 sano ah&#8230;&#8230;<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Puntlandes<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bishii may 15 keeda Sanadkii 1943 ayeey aheyd markii dhalinyaro Soomaaliyeed ay dareemeen dhibaatooyinka gumeysiga&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":9125,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-9124","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1677,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9124","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9124"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9124\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9126,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9124\/revisions\/9126"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9125"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9124"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9124"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9124"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}