{"id":91277,"date":"2022-07-27T12:26:30","date_gmt":"2022-07-27T10:26:30","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=91277"},"modified":"2022-07-27T12:26:30","modified_gmt":"2022-07-27T10:26:30","slug":"gudoomiyihii-degmada-marko-oo-qarax-lagu-dilay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=91277","title":{"rendered":"Gudoomiyihii Degmada Marko oo Qarax lagu dilay"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">27 July 2022 (Puntlandes) Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax ka dhacay gudaha magaalada Marka, kaas oo lagu dilay guddoomiyihii degmadaasi, Cabdullaahi Cali Waafow, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoon yahay.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery columns-1 is-cropped wp-block-gallery-1 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\"><ul class=\"blocks-gallery-grid\"><li class=\"blocks-gallery-item\"><figure><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/1aa2d17.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"420\" height=\"393\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/1aa2d17.png\" alt=\"\" data-id=\"91278\" data-full-url=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/1aa2d17.png\" data-link=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?attachment_id=91278\" class=\"wp-image-91278\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/1aa2d17.png 420w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/1aa2d17-300x281.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/1aa2d17-60x55.png 60w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/1aa2d17-292x273.png 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 420px) 100vw, 420px\" \/><\/a><\/figure><\/li><\/ul><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Qaraxa ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu ahaa is-miidaamin, waxaana lala beegsaday goob uu ku sugnaa guddoomiyaha, waxaana sidoo kale ku dhintay 11 qof oo kale.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Qaraxa ayaa wuxuu ka dhacay xarunta maamulka degmada, waxaana fuliyey nin isku soo xiray walxaha qarxa oo beegsaday guddoomiyaha.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose, Ibraahim Aadan Cali oo war qoraal ah kasoo saaray qaraxan ayaa xaqiijiyey geerida Marxuum Waafow, wuxuuna tacsi u diray guud ahaan dadkii ku dhintay weerarka maanta ka dhacay magaallo xeebeedka Marka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">\u201d Inaalillahi wa inaa ilayhi raajicuun, waxaa muraga la qeybsanaya shacabka degmada Marka oo maanta ka baxay nin qiima badan u lahaa Alla yaa raxma Gudomiye Waafow. Dadkii ku dhintay ilaahay ha u naxriisto dadkii ku dhaawacmayna alle caafimaad degdeg ah ha siiyo,\u201d ayuu ku yiri qoraal uu soo saaray guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Dhinaca kale Alshabaab ayaa sheegatay mas\u2019uuliyadda weerarkan, sida lagu shaaciyey qoraal kasoo baxay kooxda oo lagu baahiyey baraha bulshada.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">\u201cMujaahidiinta ayaa camaliyad istish-haadi ah ku beegsaday Cabdulaahi Waafoow oo Murtadiinta ugu magacaawnaa guddoomiyaha degmada Marka\u201d ayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Al-Shabaab ayaa inta badan weeraro noocaan oo kale ah ka fulisa gudaha dalka, waxaana aad loo xasuustaa qaraxii Beledweyne ee lagu dilay xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>27 July 2022 (Puntlandes) Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax ka dhacay gudaha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":91278,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-91277","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1364,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/91277","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=91277"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/91277\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":91279,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/91277\/revisions\/91279"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/91278"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=91277"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=91277"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=91277"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}