{"id":91363,"date":"2022-07-30T15:49:29","date_gmt":"2022-07-30T13:49:29","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=91363"},"modified":"2022-07-30T15:49:29","modified_gmt":"2022-07-30T13:49:29","slug":"bankiga-adduunka-oo-100-milyan-oo-lagu-kabo-miisaaniyadda-u-ansixiyay-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=91363","title":{"rendered":"Bankiga Adduunka oo $100 Milyan oo lagu kabo Miisaaniyadda u ansixiyay Soomaaliya"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">30\u00a0July 2022 (Puntlandes)\u00a0Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya C\/raxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in Bank-ga Adduunka uu ansixiyay ku dhawaad $100 milyan oo dollar oo ah lacag loogu talagalay kabka miisaaniyadda Dowladda.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery columns-1 is-cropped wp-block-gallery-1 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\"><ul class=\"blocks-gallery-grid\"><li class=\"blocks-gallery-item\"><figure><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/1aa2g5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"629\" height=\"480\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/1aa2g5.jpg\" alt=\"\" data-id=\"91364\" data-full-url=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/1aa2g5.jpg\" data-link=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?attachment_id=91364\" class=\"wp-image-91364\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/1aa2g5.jpg 629w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/1aa2g5-300x229.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/1aa2g5-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/1aa2g5-292x223.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 629px) 100vw, 629px\" \/><\/a><\/figure><\/li><\/ul><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Bayle oo qoraal ku daabacay bartiisa Facbook ayaa sheegay in arrintan ay timid kadib markii Dowladda Federaalka Soomaaliya ay buuxisay dhammaan shuruudihii heshiiska lagu ahaa oo ay ku jiraan dib-u-habeynta Maaliyadda iyo maamul wanaagga.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">\u201cWaxa aan u mahadcelinaynaa Baanka Adduunka oo ansixiyey ku dhawaad $100 milyan oo dollar oo ah kabka miisaaniyadda Dowladda, kadib markii Dowladda Federaalka Soomaaliya ay buuxisay dhammaan shuruudihii heshiiska lagu ahaa oo ay ku jiraan dib-u-habeynta Maaliyadda iyo maamul wanaagga\u201d ayuu yiri wasiir Bayle.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya C\/raxmaan Ducaale Beyle ayaa dhinaca kale sheegay in lacagahan uu Bank-ga Adduunka u ansixiyay Soomaaliya gacan ka geysan doonaan maalgelinta mustaqbalka ee dalka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">\u201cAad baan ugu faraxsanahay in aan maanta saxiixo heshiiskan cusub, run ahaantiina waxa u gacan ka geysan doonaa maalgelinta mustaqbalka dalkeenna\u201d ayuu hadalkiisa sii raaciyay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>30\u00a0July 2022 (Puntlandes)\u00a0Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya C\/raxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in Bank-ga Adduunka uu ansixiyay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":91364,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-91363","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1285,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/91363","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=91363"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/91363\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":91365,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/91363\/revisions\/91365"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/91364"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=91363"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=91363"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=91363"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}