{"id":91415,"date":"2022-07-31T11:52:13","date_gmt":"2022-07-31T09:52:13","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=91415"},"modified":"2022-07-31T11:52:13","modified_gmt":"2022-07-31T09:52:13","slug":"xildhibaanada-beesha-murusade-oo-ka-baaqday-kulan-uu-madaxweyne-xasan-la-yeeshay-xildhibaanada-maxay-tahay-sababtu","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=91415","title":{"rendered":"Xildhibaanada Beesha Murusade oo ka baaqday kulan uu madaxweyne Xasan la yeeshay Xildhibaanada. Maxay tahay sababtu"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">31\u00a0July 2022 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa bilaabay kulamo gaar-gaar ah oo uu la yeelanayo xildhibaanada Golaha Shacabka ee laga soo doorto dowlad goboleedyada dalka.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery columns-1 is-cropped wp-block-gallery-1 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\"><ul class=\"blocks-gallery-grid\"><li class=\"blocks-gallery-item\"><figure><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/1aa2a1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"683\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/1aa2a1-1024x683.jpg\" alt=\"\" data-id=\"91166\" data-full-url=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/1aa2a1.jpg\" data-link=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?attachment_id=91166\" class=\"wp-image-91166\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/1aa2a1-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/1aa2a1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/1aa2a1-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/1aa2a1-1536x1024.jpg 1536w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/1aa2a1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/1aa2a1-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/1aa2a1-60x40.jpg 60w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/1aa2a1.jpg 2048w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a><\/figure><\/li><\/ul><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ujeedka kulamadaan ayaa ah sidii xildhibaanada uu ugu qancin lahaa Golaha Wasiirada lasoo magacaabayo oo codkooda kalsoonida ay u sii lahaayeen.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Kulankii xalay ee Madaxweynaha iyo Xildhibaanada laga soo doorto Galmudug aysan ka soo qeyb gelin Xildhibaanada Golaha Shacabka ku metela Beesha Murusade.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Sida ay sheegeyso xogtaan xildhibaanada beesha Murusade ayaa saluugsan xulashada Madaxweynaha ee xubinta golaha wasiirrada ku meteli doona beeshaas, oo sida ay sheegeen in aan lagala tashan.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wasiirka beesha Murusade ayaa la filayaa in la siiyo xildhibaan hore Xasan Macallin oo ka mid ah shaqsiyaadka sida aadka ah ugu dhow madaxweynaha, qeybna ka ahaa ololihii lagu doortay madaxweynaha.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Kulamadaan ayaa ku soo aadaya, iyadoo lagu wado in maalmaha soo socda la soo saaro liiska golaha wasiirrada Soomaaliya.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxweyne Xasan ayaa wasiirada cusub ku xilanaya Damjadiidnimo iyo inay agjoogeen isaga, isagoon ku eegayn ama ku qiimaynayn wax kale.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Afar maalmood ayaa ka hartay mudadii uu Ra\u2019iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre baarlamaanka ka codsaday inay u ogolaadaan, si la tashiyadiisa xulashada wasiirrada uu waqti dheeraad ah ugu helo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>31\u00a0July 2022 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa bilaabay kulamo gaar-gaar ah oo uu la yeelanayo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":91166,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-91415","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2029,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/91415","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=91415"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/91415\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":91416,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/91415\/revisions\/91416"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/91166"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=91415"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=91415"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=91415"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}