{"id":91468,"date":"2022-08-05T13:34:00","date_gmt":"2022-08-05T11:34:00","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=91468"},"modified":"2022-08-05T17:38:16","modified_gmt":"2022-08-05T15:38:16","slug":"xildhibaanada-beesha-sade-ee-bfs-oo-soo-saaray-mowqfi-ku-aadan-golaha-wasiirada-cusub","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=91468","title":{"rendered":"Xildhibaanada Beesha Sade ee BFS oo soo saaray mowqfi ku aadan golaha wasiirada cusub"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">05 Aug 2022 (Puntlandes)\u00a0Xildhibaanada labada gole ee ku metala beesha Mareexaan (Sade), ayaa markii u horeysay shaaciyay inay gebi ahaanba qaadaceen Golaha Wasiirada cusub ee dhawaan uu ku dhawaaqay Ra\u2019iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Qoraal ay si wada-jir ah u soo saareen Xildhibaanada SADE ayey waxay ku sheegeen in lagu xad-gudbay awood qaybsiga beesha Daarood habkii soo jireenka ahaa ee awood qaybsiga dhexdooda taasi oo xad-gudubkeedu u muuqdo quursi iyo gaf aan la qaadan karin.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">\u201cXildhibaanada labada gole ee Beesha Mareexaan-Sade, waxay si buuxda u garwaaqsadeen in hanaanka lagu dhisay xukuumadda federaalka Soomaaliya uu yahay mid abaal marsan dastuurka dalka iyo hanaanka awood qeybsiga habka beelaha 4.5 ay Soomaalidu ku heshiisay,\u201d ayaa lagu yiri.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Sidoo kale waxaa lagu yiri qoraalka \u201cXildhibaanada labada gole waxay dareen mideysan kusoo jeedinayaan in masuuliyiinta dowladda federaalka Soomaaliya ay dib u saxid ku sameeyaan hanaanka awood qaybsiga beelaha dhexdooda si shacabka Soomaaliyeed u helaan xukuumad dheelitiran oo ay ku wada qanacsan yihiin.\u201d<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Xildhibaanada ayaa waxay ugu baaqeen masuuliyiinta dowladda federaalka iyo xubnaha labada gole in laga fogaa meelna looga soo wada-jeesto waxkasta oo cadaalad darro ah oo halis ku keeni kara geedi socodka dowladnimada Soomaaliya.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ugu dambeyntiina waxaa war-saxaafadeedka Xildhibaanada SADE lagu taageeray shirka wad-tashiga ah ee ay shalay ku dhawaaqeen madaxweyne ku-xigeenada Jubbaland iyo Galmudug.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery columns-1 is-cropped wp-block-gallery-1 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\"><ul class=\"blocks-gallery-grid\"><li class=\"blocks-gallery-item\"><figure><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/1aa1c8a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"653\" height=\"1024\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/1aa1c8a-653x1024.jpg\" alt=\"\" data-id=\"91469\" data-full-url=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/1aa1c8a.jpg\" data-link=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?attachment_id=91469\" class=\"wp-image-91469\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/1aa1c8a-653x1024.jpg 653w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/1aa1c8a-191x300.jpg 191w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/1aa1c8a-768x1205.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/1aa1c8a-292x458.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/1aa1c8a-638x1001.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/1aa1c8a.jpg 918w\" sizes=\"auto, (max-width: 653px) 100vw, 653px\" \/><\/a><\/figure><\/li><\/ul><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>05 Aug 2022 (Puntlandes)\u00a0Xildhibaanada labada gole ee ku metala beesha Mareexaan (Sade), ayaa markii u&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":91364,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-91468","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2071,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/91468","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=91468"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/91468\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":91470,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/91468\/revisions\/91470"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/91364"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=91468"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=91468"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=91468"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}