{"id":9174,"date":"2015-05-17T14:46:31","date_gmt":"2015-05-17T12:46:31","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=9174"},"modified":"2015-05-17T14:47:20","modified_gmt":"2015-05-17T12:47:20","slug":"afhayeenka-dawladda-puntland-oo-beeniyey-qoraal-been-abuur-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=9174","title":{"rendered":"Afhayeenka Dawladda Puntland oo beeniyey qoraal been abuur ah"},"content":{"rendered":"<p>Madaxtooyada\u00a0Dawladda Puntland ayaa\u00a0beenisey qoraal been abuur ah oo ku saabsanaa in madaxweynuhu kala diray golaha Degaanka Degmadda Garoowe. Qoraal uu soo dhigay Afhayeenka Dawlada Puntland barta uu Facebook ga ku leeyahay ayuuna ku beeniyey warqadaas been abuurka ah.\u00a0Afhayeenka Dawlada Puntland ayaa isla markaasna waxa uu ka digay in saxaafadu xigato Qoraalada lagu faafiyo baraha Bulshada.<\/p>\n<p>Qoraalka\u00a0Afhayeenka Dawlada Puntland ayaa haa sidatan:<\/p>\n<p>Dawladda Puntland waxay si buuxda u beeninaysaa qoraalka lagu faafiyey Face-booka oo oranaya in la kala direy Golaha Deegaanka Degmadda Garoowe iyo magacaabid Gudoomiye ku meel gaar ah .<br \/>\nSidoo kale Dawladda Puntland waxay ka digaysaa qaadashada wararka been Abuurka ah ee lasoo dhigay baraha Bulshada<\/p>\n<p>Xigasho:<span style=\"color: #0000ff;\">\u00a0<a style=\"color: #0000ff;\" href=\"https:\/\/www.facebook.com\/afhayeenkadawladda.puntland\">https:\/\/www.facebook.com\/afhayeenkadawladda.puntland<\/a><\/span><\/p>\n<p>Akhri qoraalka been abuurka ah<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/75.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-9176 size-full\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/75.jpg\" alt=\"75\" width=\"834\" height=\"612\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/75.jpg 834w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/75-300x220.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/75-292x214.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/75-638x468.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 834px) 100vw, 834px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxtooyada\u00a0Dawladda Puntland ayaa\u00a0beenisey qoraal been abuur ah oo ku saabsanaa in madaxweynuhu kala diray golaha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-9174","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1512,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9174","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9174"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9174\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9177,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9174\/revisions\/9177"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9174"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9174"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9174"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}