{"id":9204,"date":"2015-05-20T18:28:51","date_gmt":"2015-05-20T16:28:51","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=9204"},"modified":"2015-05-20T18:28:51","modified_gmt":"2015-05-20T16:28:51","slug":"madaxweynaha-jubaland-oo-isku-shaandhayn-ku-sameeyay-qaar-kamid-ah-golahiisa-wasiirada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=9204","title":{"rendered":"Madaxweynaha Jubaland oo isku shaandhayn ku sameeyay qaar kamid ah Golahiisa Wasiirada"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed ayaa isku shaandhayn ku sameeyay qaar kamid ah Golahiisa Wasiirada. Wasaaradaha uu\u00a0isku shaandheeyey madaxweynuhu\u00a0ayaa waxay kala yihiin\u00a0wasaarada maaliyada,wasaarada gaadiidka iyo warfaafinta iyo wasaarada macdanta iyo biyaha.<\/p>\n<p>Wasiirkii hore ee maaliyada Maxamed Aw Yuusuf waxaa loo badalay wasaarada macdanta iyo biyaha.<br \/>\nWasiirkii hore ee macdanta iyo biyaha Cabdinuur Cali Aadan waxaa loo badalay wasaarada gaadiidka iyo warfaafinta.<br \/>\nWasiirkii hore ee Warfaafinta Ibraahin Baajuun waxaa loo badalay wasaarada maaliyada.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed ayaa isku shaandhayn ku sameeyay qaar kamid ah Golahiisa Wasiirada. Wasaaradaha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-9204","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1175,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9204","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9204"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9204\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9205,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9204\/revisions\/9205"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9204"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9204"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9204"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}