{"id":92224,"date":"2022-09-01T17:45:10","date_gmt":"2022-09-01T15:45:10","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=92224"},"modified":"2022-09-01T17:45:10","modified_gmt":"2022-09-01T15:45:10","slug":"maxaa-looga-hadlay-shirkii-golaha-wasiirada-dfs","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=92224","title":{"rendered":"Maxaa looga hadlay shirkii golaha Wasiirada DFS?"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">01 Sept \u00a02022 (Puntlandes)\u00a0Shirkii khamiislaha ahaa ee golaha Wasiirada dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xili dambe qabsoomay.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery columns-1 is-cropped wp-block-gallery-1 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\"><ul class=\"blocks-gallery-grid\"><li class=\"blocks-gallery-item\"><figure><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"683\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa3-1024x683.jpg\" alt=\"\" data-id=\"92225\" data-full-url=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa3.jpg\" data-link=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?attachment_id=92225\" class=\"wp-image-92225\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa3-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa3-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa3-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa3-1536x1024.jpg 1536w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa3-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa3-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa3-60x40.jpg 60w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa3.jpg 2048w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a><\/figure><\/li><\/ul><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Qoraal lagu baahiyey barta uu xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha ku leeyahay Facebook ayaa lagu baahiyey in ugu horayn Xamse golaha uga warbixiyey sagfaradiisii Beledweyne iyo Tuuniisiya,. Sidoo kale wasiiradda  Gaashaandhiga iyo Amniga ayaa ka warbixiyey xaaldda amni.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Hoos ka akhriso qoraalka:<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Shirkii ugu horreeyay ee toddobaadlaha ahaa ee Golaha Wasiirrada ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho \u2013 kaasi oo looga hadlay xaaladda amniga waddanka, dadaalka gurmadka abaaraha iyo safarradii shaqo ee dhowaan uu galay Ra\u2019iisul Wasaaraha.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Shirka oo uu shir guddoominayay Ra\u2019iisul Wasaaraha Xamse Cabdi barre ayaa waxa uu kaga warramay socdaalkii uu ku tagay magaalada Tunis ee dalka Tunisia, oo isaga wafdigiisa ay kaga qaybgaleen shirkii caalamiga ahaa ee TICAD8 \u2013 kaasi oo intii uu socday Ra\u2019iisul Wasaaraha iyo xubnaha wafdiga ay kulamo kala duwan la yeesheen madaxdii ka qaybgalaysay shirka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxaa sidoo kale Ra\u2019iisul Wasaaruhu ka warramay safarkiisi magaalada Beledweyne oo uu sheegay inay u doorteen inay tusaale u noqoto gurmadka ay dowladdu billowday.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Dhinaca kale, wasiiradda Gaashaandhiga iyo Amniga ayaa iyaguna waxa ay xog ka bixiyeen xaaladda ammaanka ee dalka iyo dadaalka ay dowladdu wado ee lagu doonayo in lagu sugo amniga shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wasiir arrimaha Gudaha ayaa isna ka warbixiyay xaaladda abaaraha iyo xogtii ugu dambeysay ee gurmadka loo fidinayo dadka dhibaateysan.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa ku adkeeyay wasaarradaha ay quseeyaan ajandayaashii shirka ee maanta inay si degdeg ah wax qabad la taaban karo u gaarsiiyaan shacabka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>01 Sept \u00a02022 (Puntlandes)\u00a0Shirkii khamiislaha ahaa ee golaha Wasiirada dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xili&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":92225,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-92224","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1218,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/92224","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=92224"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/92224\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":92226,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/92224\/revisions\/92226"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/92225"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=92224"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=92224"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=92224"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}