{"id":9254,"date":"2015-05-21T13:01:19","date_gmt":"2015-05-21T11:01:19","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=9254"},"modified":"2015-05-21T13:01:19","modified_gmt":"2015-05-21T11:01:19","slug":"golaha-deegaanka-gaalkacyo-oo-doortay-ku-xigeenka-duqa-degmada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=9254","title":{"rendered":"Golaha Deegaanka Gaalkacyo oo doortay ku xigeenka Duqa Degmada"},"content":{"rendered":"<p>Golaha Deegaanka Gaalkacyo ayaa maanta doortay\u00a0ku xigeenka Duqa Degmada Gaalkacyo,kaddib markii uu dhawaan is casilay ku-xigeenkii hore. Xilkaas ayaa waxaa u tartamay labo musharrax oo kala ah,Maxamed Maxamuud (Afjar) iyo Maxamed Jaamac Faarax.<\/p>\n<figure id=\"attachment_9255\" aria-describedby=\"caption-attachment-9255\" style=\"width: 576px\" class=\"wp-caption alignnone\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/79.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-9255 size-full\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/79.jpg\" alt=\"79\" width=\"576\" height=\"324\" \/><\/a><figcaption id=\"caption-attachment-9255\" class=\"wp-caption-text\">Ku xigeenka Duqa Maxamed Maxamuud (Afjar)<\/figcaption><\/figure>\n<p>Waxaa goobjoog ahaa mas\u2019uuliyinta gobolka, kuwa degmada,saraakisha ciidanka iyo xubno ka socday bulshada qaybaheeda kala duwan.\u00a0Guddoomiye ku-xigeenka degmada waxaa ku guulaystay, Maxamed Maxamuud (Afjar) oo helay afar iyo tobon cod (14-cod) halka musharaxa kale ee la tartamay,Maxamed Jaamac Faarax uu helay kaliya sagal cod (9-cod).<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Guddoomiye ku-xigeenka gobolka Mudug,Axmed Muuse Nuur ayaa ugu dambeyn ku dhawaaqay natiijada codka ay kala heleen labada musharrax,waxuuna sheegay ku-xigeenka duqa degmada inuu yahay,Maxamed Maxamuud (Afjar).<\/p>\n<p>Ku xigeenka cusub ee Duqa Degmada Gaalkacyo ayaa dhankiisa u mahadceliyay xildhibaannada golaha deegaanka iyo masharraxa la tartamayay waxuuna sheegay inuu ku dadaallayo sidii uu ula iman lahaa shaqo muuqata.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Degmada Gaalkacyo Yacquub Maxamed Cabdalla ayaa iska casilay xilka dhawaan.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Deegaanka Gaalkacyo ayaa maanta doortay\u00a0ku xigeenka Duqa Degmada Gaalkacyo,kaddib markii uu dhawaan is casilay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-9254","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1268,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9254","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9254"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9254\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9256,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9254\/revisions\/9256"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9254"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9254"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9254"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}