{"id":92570,"date":"2022-09-13T12:34:33","date_gmt":"2022-09-13T10:34:33","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=92570"},"modified":"2022-09-13T17:17:44","modified_gmt":"2022-09-13T15:17:44","slug":"baarlamaanka-galmudug-oo-muddo-kordhin-u-sameeyey-madaxweyne-qoorqoor","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=92570","title":{"rendered":"Baarlamaanka Galmudug oo muddo kordhin u sameeyey madaxweyne Qoorqoor"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">13\u00a0Sept 2022 (Puntlandes)\u00a0Xildhibaannada baarlamaanka Galmudug oo kulan ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb, ayaa muddo kordhin u sameeyey madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor).<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery columns-1 is-cropped wp-block-gallery-1 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\"><ul class=\"blocks-gallery-grid\"><li class=\"blocks-gallery-item\"><figure><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa1l12.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"640\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa1l12.jpg\" alt=\"\" data-id=\"92571\" data-full-url=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa1l12.jpg\" data-link=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?attachment_id=92571\" class=\"wp-image-92571\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa1l12.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa1l12-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa1l12-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa1l12-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa1l12-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa1l12-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a><\/figure><\/li><\/ul><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Muddo kordhinta ayaa salka ku haysa wax ka beddel lagu sameeyey dastuurka maamulkaasi, gaar ahaan muddada xil-heynta.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Xildhibaannada oo sameeyey codeyn gacan-taan ah ayaa hal sano oo dheeri ah ugu daray madaxweyne Qoor Qoor, waxaana ogolaatay 56 mudane.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Xil heynta madaxweynaha Galmudug ayaa markii hore aheyd 4 sanno, haddase waxa ay noqoneynaa 5 sanno, sida uu ku dhowaaqay guddoonka baarlamaanka Galmudug.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Qorshahaan ayaa soo socda todobaadyadii ugu dambeeyey, iyada oo aad loogu kar karinayey gudaha magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Arrintaan ayaa daba socota tallaabooyinkii ay horey u qaadeen maamullada HirShabelle, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland oo iyaguna min hal sano ku darsaday xil heyntooda.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Muddo kordhintaan ka soo baxay baarlamaanka Galmudug ayaa ku soo aadayo, xilli shalay la soo gabagabeeyey shirkii u dhexeeyey madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>13\u00a0Sept 2022 (Puntlandes)\u00a0Xildhibaannada baarlamaanka Galmudug oo kulan ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb, ayaa muddo kordhin u&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":92571,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-92570","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1103,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/92570","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=92570"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/92570\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":92587,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/92570\/revisions\/92587"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/92571"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=92570"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=92570"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=92570"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}