{"id":9261,"date":"2015-05-21T19:05:35","date_gmt":"2015-05-21T17:05:35","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=9261"},"modified":"2015-05-21T19:05:35","modified_gmt":"2015-05-21T17:05:35","slug":"dhageyso-guddiga-qaabilsan-shirka-wadatashiga-beelaha-putland-oo-shaaciyay-xiliga-uu-shirka-qabsoomayo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=9261","title":{"rendered":"Dhageyso: Guddiga qaabilsan shirka wadatashiga beelaha Putland oo shaaciyay Xiliga uu shirka qabsoomayo"},"content":{"rendered":"<p><strong>Garowe (Pes) <\/strong>Guddiga qaban shirka wadatashiga beelaha Puntland ayaa galabta ku dhawaaqay xiliga la qabanayo shirka iyo meesha uu shirku ka dhacayo.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha guddiga Eng, Maxamuud Xaaji Saalax oo shir jiraa\u2019id ku qabtay magaalada Garowe, ayaa sheegay in shirku furmidoono 1 da jun 2015 laguna qabandoono Shirka magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/79b.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-9263 size-full\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/79b.jpg\" alt=\"79b\" width=\"640\" height=\"480\" \/><\/a><\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa sheegay ujeedada shirka laga leeyahay inay tahay saddex arrimood waaweyn oo kala ah:<\/p>\n<p>In dib la isugu xiro bulshadii reer Puntland islamarkaana dib loo eego himilooyinkii laga lahaa inay Puntland dhisanto.<\/p>\n<p>Inay tahay dhamaynta xalinta qilaafaadka beelaha ee soo noq noqda islamarkaana ku saleysan kheyraadka dalka,<\/p>\n<p>Dib u bilaabada barnaamijkii xisbiyada ee nidaamka dimuqradiyaada iyo diyaarinta arrimaha muhiimka u ah,\u00a0 sida wacyi galinta bulshada, xeerarka, \u00a0sharuucda iyo isku dubaridka ku salaysan rabitaanka shacabka.<\/p>\n<p>Ku dhawaad 250 ergo oo ka kala imaanaysa guud gobolada Puntland ayaa shirkaan lagu casuumay inay kasoo qeyb galaan shirkaan<\/p>\n<p><strong>Dhageyso codka gudoomiyaha<\/strong><\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-9261-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/wav\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/gudiga-qabanqaabada-shirka.wav?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/gudiga-qabanqaabada-shirka.wav\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/gudiga-qabanqaabada-shirka.wav<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garowe (Pes) Guddiga qaban shirka wadatashiga beelaha Puntland ayaa galabta ku dhawaaqay xiliga la qabanayo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-9261","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1185,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9261","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9261"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9261\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9264,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9261\/revisions\/9264"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9261"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9261"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9261"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}