{"id":92813,"date":"2022-09-22T17:44:15","date_gmt":"2022-09-22T15:44:15","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=92813"},"modified":"2022-09-22T17:44:15","modified_gmt":"2022-09-22T15:44:15","slug":"sawirro-muuqaal-golaha-wasiirrada-dfs-oo-goaamo-waawayn-laga-soo-saaray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=92813","title":{"rendered":"Sawirro-Muuqaal: Golaha Wasiirrada DFS oo go\u2019aamo waawayn laga soo saaray"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">22 Sept \u00a02022 (Puntlandes) Kulanka Golaha Wasiirrada ee maanta ayaa waxa ka soo baxay go\u2019aamo dhaxalgal ah oo looga gol leeyahay in wax looga qabto xaaladaha amni ee dalka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Kulanka oo uu shir guddoominayay Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa waxa ka soo baxay go\u2019aamadan soo socda.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">1. Goluhu waxa uu soo jeediyay si loo xoojiyo kaalinta siyaasadda ee amniga qaranka in golaha amniga qaranku yeesho kulamo aan caadi aheyn oo u gaar ah hagista howlgallada dalka looga xoreynayo argagixisada.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">2. Waxa uu go\u2019aamiyay in la dhiso guddiga abaabulka iyo isku dubarridka howlaha dagaalka argagixisada lagu dabargoynayo, oo ka koobnaanaayo, Ra\u2019iisu Wasaaraha JFS, Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka, Wasiirka Gaashaandhigga, Wasiirka Amniga, Wasiirka Awqaafta &amp; Arrimha Diinta, Wasiirka Arrimaha Gudaha, Wasiirka Maaliyadda, Wasiirka Caafimaadka, Wasiirka Dhallinyarada, Wasiirka Isgaarsiinta, Taliyaasha Ciidamada Qalabka Sida iyo ciddii kale ee uu Ra\u2019iisul wasaaruhu u garto in aan looga maarmin hawshan.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">3. Waxa uu go\u2019aamiyay in barnaamijka ladagaallanka fikirka xagjirka ah ee rabshadaha wata loo beddelo Hay\u2019adda Qaran ee la dagaallanka fikirka xagjirka ah ee rabshada wata.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">4. Waxa uu go\u2019aamiyay qabashada shir qaran oo looga arrinsanaayo fidinta, dhiirigalinta iyo qarameynta kacdoonka bulshada ee ka dhanka ah argagixisada oo ay garwadeen ka noqoneyso wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">5. Waxa uu go\u2019aamiyay In la hirgaliyo lana fuliyo sharciga ka hortagga lacagaha sharci darrada la isugu diro iyo la dagaalanka maalgalinta argagixsada (AML\/CFT), lana bartilmaameedsado oo la burburiyo shabadakadaha ururada argagixisada ugu xilsaaran maaliyadda; isla markaana la sameeyo liiska xayiraadaha &amp; cunaqabateynta lana dhaqangaliyo.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">6. Waxa uu go\u2019aamiyay ansixinta ISITRAATIIJIYADDA GUUSHA EE DABARGOYNTA ARGAGIXISADA, si loo mideeyo cududda Shacabka Soomaaliyeed dal iyo dibad, Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada, iyo Saaxiibada Soomaaliya.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">7. Waxa uu go\u2019aamiyay in wasaaradaha hoos ku taxan ay si degdeg ah u gutaan waajibaadka kaga aaddan dagaalka lagu xoreynaayo dalka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">1. Wasaaradda Arrimaha Gudaha:<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">2. Wasaaradda Gaashaandhigga:<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">3. Wasaaradda Amniga Gudaha:<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">4. Wasaaradda Awqaafta &amp; Arrimaha Diinta:<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">5. Wasaaradda Caafimaadka:<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">6. Wasaaradda Korontada iyo Biyaha:<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">7. Wasaaradda haweenka iyo Xuquuqul Insaanka:<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">8. Wasaaradda Arrimaha dibadda:<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">9. Wasaaradda Maaliyadda:<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">10. Wasaardda Warfaafinta:<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">11. Wasaaradda Boostada &amp; Isgaarsiinta:<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">12. Wasaaradda Dhalinyarada &amp; Isboortiska:<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">13. Wasaaradda Gaadiidka &amp; Duulista Hawada: 14. Wasaaradda Caddaaladda<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-embed is-type-rich is-provider-embed-handler wp-block-embed-embed-handler wp-embed-aspect-16-9 wp-has-aspect-ratio\"><div class=\"wp-block-embed__wrapper\">\n<iframe loading=\"lazy\" title=\"Golaha Wasiirrada DFS oo go\u2019aamo waawayn ka soo saaray dagaalka Alshabaab\" width=\"640\" height=\"360\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/xJdKt3Y9W_8?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe>\n<\/div><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large is-resized\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa2d-1024x683.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-92814\" width=\"687\" height=\"458\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa2d-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa2d-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa2d-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa2d-1536x1024.jpg 1536w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa2d-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa2d-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa2d-60x40.jpg 60w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa2d.jpg 2048w\" sizes=\"auto, (max-width: 687px) 100vw, 687px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large is-resized\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa2d1-1024x683.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-92815\" width=\"683\" height=\"455\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa2d1-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa2d1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa2d1-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa2d1-1536x1024.jpg 1536w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa2d1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa2d1-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa2d1-60x40.jpg 60w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa2d1.jpg 2048w\" sizes=\"auto, (max-width: 683px) 100vw, 683px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large is-resized\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa2d2-1024x683.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-92816\" width=\"686\" height=\"457\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa2d2-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa2d2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa2d2-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa2d2-1536x1024.jpg 1536w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa2d2-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa2d2-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa2d2-60x40.jpg 60w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa2d2.jpg 2048w\" sizes=\"auto, (max-width: 686px) 100vw, 686px\" \/><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>22 Sept \u00a02022 (Puntlandes) Kulanka Golaha Wasiirrada ee maanta ayaa waxa ka soo baxay go\u2019aamo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":92816,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-92813","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1263,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/92813","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=92813"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/92813\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":92818,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/92813\/revisions\/92818"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/92816"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=92813"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=92813"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=92813"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}