{"id":9289,"date":"2015-05-23T11:22:59","date_gmt":"2015-05-23T09:22:59","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=9289"},"modified":"2015-05-23T11:23:10","modified_gmt":"2015-05-23T09:23:10","slug":"war-deg-deg-ah-agaasimiha-iyo-tifaftiraha-daljir-garoowe-oo-la-xiray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=9289","title":{"rendered":"War DEG DEG AH: Agaasimiha iyo Tifaftiraha Daljir Garoowe oo la xiray"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/81f.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-9292 \" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/81f.png\" alt=\"81f\" width=\"620\" height=\"390\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ciidamada Booliska ee Garowe ayaa xabsiga u dhaadhiciyey Agaasimihii idaacadda Daljir qaybteeda Garowe Cabdiraxmaan Xuseen Xasan (Gaardi) iyo tifatirihii Daljir Garow Jamaal Faarax Aadan..<\/p>\n<p>Dowaldda Puntland wali kama hadlin sababta loo xirey labadaas saxafi balse Warbaahinta Puntlandes ayaa ogaatay in xarigoodu salka ku hayo barnaamij dood ah oo xalay ka baxay idaacadda.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-9291 size-medium\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/81c-300x206.png\" alt=\"81c\" width=\"300\" height=\"206\" \/><\/p>\n<p>Barnaamijkaas oo ay marti ku ahaayeen Gudoomiyihii ugu horreeyey baarlammaanka Puntland Yuusuf Xaaji Siciid iyo Aqoonyahan Siciid Nuur Geedi, waxaa diiradda lagu saaray ammaan xumada ka jirta Puntland, hoos u dhaca baaxada wayn ee ku dhacay dhaqaalaha iyo weliba ballan qaadyadii Madaxweyne Gaas oo ilaa iyo iminka wax ka hirgalay aysan jirin.<\/p>\n<p>Xubno laga\u00a0casumey dhanka dowladda oo qorshuhu ahaa inay barnaamijkaas ka qayb qaataan ayaa ka cudur daartey.<\/p>\n<p>Xukuumada GAAS ayaa waxay ay ka shaqaysaa oo kaliya in ay Caga jugle iyo Caburin ku hayso Saxaafada Puntland iyadoo ay Saxafiyiin badan xirtay intii ay la wareegatay Xilka Puntland<\/p>\n<p><span style=\"color: #0000ff;\"><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/daljir.com\/readmore.php?section=wacaal&amp;news=5067&amp;uft=\/resources2\/images\/maanhadal.jpg\">Halkan ka dhagayso Barnaamijkii Xalay ka baxay Radio Daljir<\/a><\/span><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Booliska ee Garowe ayaa xabsiga u dhaadhiciyey Agaasimihii idaacadda Daljir qaybteeda Garowe Cabdiraxmaan Xuseen&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-9289","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1572,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9289","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9289"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9289\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9293,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9289\/revisions\/9293"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9289"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9289"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9289"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}