{"id":92934,"date":"2022-10-02T13:19:13","date_gmt":"2022-10-02T11:19:13","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=92934"},"modified":"2022-10-02T13:22:43","modified_gmt":"2022-10-02T11:22:43","slug":"daawo-c-raxmaan-cirro-xisbiga-waddani-muddo-xileedka-sharciga-ah-ee-madaxweynaha-somaliland-waxa-uu-u-aqoonsan-yahay-in-ay-ku-egtahay-13ka-november-2022","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=92934","title":{"rendered":"DAAWO C\/raxmaan Cirro \u201d Xisbiga WADDANI muddo xileedka Sharciga ah ee Madaxweynaha Somaliland waxa uu u aqoonsan yahay in ay ku egtahay 13ka November 2022\u201d"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">02 Okt \u00a02022 (Puntlandes)\u00a0Musharax Xisbiga WADDANI Cabdiraxman Maxamed Cabdillahi (Cirro) ayaa qabtay shir jaraaid uu ku caddeeyey inuu ka horjeedo muddo kordhintii ay Galaha Guurtidu shalay u sameeyeen madaxweyne Muuse Biixi.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery columns-1 is-cropped wp-block-gallery-1 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\"><ul class=\"blocks-gallery-grid\"><li class=\"blocks-gallery-item\"><figure><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa1d5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"683\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa1d5-1024x683.jpg\" alt=\"\" data-id=\"92935\" data-full-url=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa1d5.jpg\" data-link=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?attachment_id=92935\" class=\"wp-image-92935\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa1d5-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa1d5-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa1d5-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa1d5-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa1d5-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa1d5-60x40.jpg 60w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa1d5.jpg 1280w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a><\/figure><\/li><\/ul><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Murashax Cirro ayaa yiri &#8221; Shalay Jamhuuriyadda Somaliland waxaa ka dhacay Fool-xumadii ugu weyned ee ina soo martay intii aynu qaadannay nidaamkan Axsaabta badan,<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Shalay waxaa god madow lagu hubsaday oo gabal baas u dumay nidaamkii dimuqraadiyadda iyo doorashooyinka ku dhisnaa, waxaa la xabaalay kalsoonidii Shacabka iyo doonistii dadweynaha,<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxa cirka lagu laalay rejadii ictiraafka Somaliland, waxaa jar iyo meel daran laga tuuray nidaamkii wada-tashiga iyo isla oggol-ka ku dhisnaa, waxaa Madaxweynuhu u badheedhay sharci darro, Dastuur jabin iyo jar-iska xoornimo.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Go\u2019aanka Golaha Guurtidu halkii uu xaaladda dalka ka dejin lahaa waxa uu noqday mid uga daray oo batrool ku shubay kabriidna ku qabtay xaaladdii cakirneyd ee JSL ku jirtay.&#8221;<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Xisbiga WADDANI muddo xileedka Sharciga ah ee Madaxweynaha Somaliland waxa uu u aqoonsan yahay in ay ku egtahay 13ka November 2022, wixii mudaddaas ka dambeeya Madaxweynaha iyo Xukuumaddiisa uma aqoonsan doono kuwa sharciyad ku fadhiya.\u201d<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-embed is-type-rich is-provider-embed-handler wp-block-embed-embed-handler wp-embed-aspect-16-9 wp-has-aspect-ratio\"><div class=\"wp-block-embed__wrapper\">\n<iframe loading=\"lazy\" title=\"Musharax Cabdiraxmaan Cirro oo kahoryimid muddo kordhintii ay Guurtidu u saaysay MD Muse Bixi\" width=\"640\" height=\"360\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/fF6KZ2hRY2o?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe>\n<\/div><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>02 Okt \u00a02022 (Puntlandes)\u00a0Musharax Xisbiga WADDANI Cabdiraxman Maxamed Cabdillahi (Cirro) ayaa qabtay shir jaraaid uu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":92935,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-92934","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1348,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/92934","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=92934"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/92934\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":92938,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/92934\/revisions\/92938"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/92935"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=92934"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=92934"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=92934"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}