{"id":92983,"date":"2022-10-03T17:50:29","date_gmt":"2022-10-03T15:50:29","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=92983"},"modified":"2022-10-03T17:50:29","modified_gmt":"2022-10-03T15:50:29","slug":"wararkii-uu-dambeeyey-weeraradii-qaraxyada-ee-beledweyne","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=92983","title":{"rendered":"Wararkii uu dambeeyey weeraradii qaraxyada ee Beledweyne"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">03 Okt &nbsp;2022 (Puntlandes)&nbsp;Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qaraxyo xoogan oo maanta gilgilay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery columns-1 is-cropped wp-block-gallery-1 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\"><ul class=\"blocks-gallery-grid\"><li class=\"blocks-gallery-item\"><figure><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa1e9.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"691\" height=\"523\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa1e9.png\" alt=\"\" data-id=\"92984\" data-full-url=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa1e9.png\" data-link=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?attachment_id=92984\" class=\"wp-image-92984\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa1e9.png 691w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa1e9-300x227.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa1e9-150x113.png 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa1e9-292x221.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa1e9-638x483.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 691px) 100vw, 691px\" \/><\/a><\/figure><\/li><\/ul><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Qaraxyada oo ahaa sadex ayaa waxaa loo adeegsaday gawaari nooca xamuulka qaada, waxaana lagu weeraray xerada Lama Galaay oo ay ku taallo Madaxtooyada HirShabelle.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in qaraxa koowaad uu ka dhacay afaafka hore ee xarunta, halka qaraxa labaad uu isna ka dhacay gudaha dhismaha la weeraray.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wararka ayaa sheegaya in dhimashada ay haatan gaareyso illaa 10 qof oo isugu jiro mas\u2019uuliyiin, askar iyo dad kale oo shacab ah.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Mas\u2019uuliyiinta geeriyootay waxaa ka mid ah Wasiirkii Caafimaadka HirShabelle Dr. Zakariye Hurre iyo gudoomiye ku xigeenka Maaliyadda iyo Siyaasadda Hiiraan Abuukar Maadeey, halka ay dhaawacyo soo gaareen taliyaha ciidamada Daraawiishta HirShabelle Axmed Dirir iyo guddoomiye ku xigeenka Maamulka &amp; Maaliyadda degmada Matabaan Cabdikaafi Shire.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Xaaladda ayaa weli cakiran, waxaana socda tirakoobka khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxyadaan oo sidoo kale geystay burbur xoogleh.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Weerarkan qaraxyada loo adeegsaday ee ka dhacay magaalada Beledweyne ayaa ku soo aadayo, xilli Hiiraan ay ka socdaan howlgallo culus oo ka dhan ah kooxda Alshabaab.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Qaraxyada ka dhacay Beledweyne ayaa sidoo kale yimid saacada uun, kadib markii ay dowladda Soomaaliya shaacisay in howlgal ka dhacay deegaanka Xaramka ee Gobalka Jubbada Dhexe lagu dilay Cabdullaahi Nadiir oo ka mid ah aasaasayaashii Alshabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>03 Okt &nbsp;2022 (Puntlandes)&nbsp;Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qaraxyo xoogan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":92984,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-92983","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1156,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/92983","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=92983"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/92983\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":92987,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/92983\/revisions\/92987"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/92984"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=92983"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=92983"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=92983"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}