{"id":92990,"date":"2022-10-03T18:03:34","date_gmt":"2022-10-03T16:03:34","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=92990"},"modified":"2022-10-03T18:03:34","modified_gmt":"2022-10-03T16:03:34","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ka-tacsiyeeyay-muwaadiniinta-ku-naf-waayey-weerarka-argagixisanimo-ee-beladweyne","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=92990","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay muwaadiniinta ku naf waayey weerarka argagixisanimo ee Beladweyne"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\"> 03 Okt \u00a02022 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey qaraxyadii argagixisanimo ee ka dhacay magaalada Baladweyne.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery columns-1 is-cropped wp-block-gallery-1 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\"><ul class=\"blocks-gallery-grid\"><li class=\"blocks-gallery-item\"><figure><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa1m2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"683\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa1m2-1024x683.jpg\" alt=\"\" data-id=\"92545\" data-full-url=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa1m2.jpg\" data-link=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?attachment_id=92545\" class=\"wp-image-92545\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa1m2-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa1m2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa1m2-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa1m2-1536x1024.jpg 1536w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa1m2-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa1m2-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa1m2-60x40.jpg 60w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa1m2.jpg 2048w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a><\/figure><\/li><\/ul><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxweynaha ayaa u rajeeyey dadka dhaawacyadu ay ka soo gaareen qaraxyadan arxan darrada ah in uu Alle u boogo dhayo, isagoona Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku jiheeyay in si degdeg ah ay gurmad caafimaad ugu fidiso dadka ay culus tahay xaaladdooda caafimaad.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">\u201cInnaa Lillaahi wa innaa Ilayhi raajicuun. Qaraxyada argagixisanimo ee ka dhacay magaalada Baladweyne waxa uu muujinayaa yoolka cadawga dadka Soomaaliyeed oo salka ku haya in ay meel kasta ku gumaadaan haldoorkeenna iyo guud ahaan dadkeenna.\u201d<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa faray hay\u2019adaha ammaanka heer Federaal ee ku sugan Hirshabeelle iyo kuwa heer dowlad Goboleed, in ay sare u qaadan feejignaantooda amni, kana hor tagaan falalkooda bahalnimada ah, maadaama argagixisada lagu soo jabiyey furimaha dagaalka, lagana xoreeyey deegaannada ay naf bideen in ay magaalooyinka ka sameeyaan falal naf la caarinimo ah .<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ugu baaqay bulshada Hirshabeelle in ay xoojiyaan midnimadooda iyo wadajirkooda, siina joogteeyaan la shaqeynta Ciidamada Xoogga Dalka, si loo dhammeystiro xoreynta deegaannada ay argagixisadu ka soo maleegayaan dhagarta iyo gumaadka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>03 Okt \u00a02022 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":92545,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-92990","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1249,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/92990","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=92990"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/92990\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":92991,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/92990\/revisions\/92991"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/92545"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=92990"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=92990"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=92990"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}