{"id":92992,"date":"2022-10-04T17:01:19","date_gmt":"2022-10-04T15:01:19","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=92992"},"modified":"2022-10-04T17:01:19","modified_gmt":"2022-10-04T15:01:19","slug":"wasiir-fiqi-oo-shaqada-ka-joojiyey-agaasimihii-hayadda-diiwaangelinta-dadweynaha","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=92992","title":{"rendered":"Wasiir Fiqi oo shaqada ka joojiyey agaasimihii hay\u2019adda diiwaangelinta dadweynaha"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">04 Okt \u00a02022 (Puntlandes)\u00a0Wasaiirka wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Axmed Macallin Fiqi ayaa shaqadii ka joojiyey maareeyaha Guud ee Hay\u2019adda Diiwaangelinta iyo Aqoonsiga Dadweynaha Soomaaliyeed Mukhtaar Xuseen Maxamed (Qooraansey).<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery columns-1 is-cropped wp-block-gallery-1 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\"><ul class=\"blocks-gallery-grid\"><li class=\"blocks-gallery-item\"><figure><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa1e11.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"614\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa1e11-1024x614.jpg\" alt=\"\" data-id=\"92993\" data-full-url=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa1e11.jpg\" data-link=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?attachment_id=92993\" class=\"wp-image-92993\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa1e11-1024x614.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa1e11-300x180.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa1e11-768x461.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa1e11-292x175.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa1e11-638x383.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa1e11.jpg 1500w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a><\/figure><\/li><\/ul><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Maareeyaha xilka laga qaaday ayaa lagu eedeeyey shaqo xumo kala dhaxaysa Hay\u2019addaha dowladda ka caawin lahaa dhaqangelinta aqoonsiga dadweynaha, wada shaqeyn la\u2019aanta joogto ah iyo daahfurnaan la\u2019aan dhanka shaqada ah, sida qoraalka lagu sheegay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Warbaahinta Puntlandes ayaa ogaatay in Qooraansey oo ka soo jeeda Beesha Majeerteen uu doonayo madaxweyne xasan Sheekh inuu ku bedelo Saadiq Cabdikariim oo qaraabo la ah madaxweynaha.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Halkaan hoose ka akhriso wareegtada Fiqi<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ku: Maareeyaha Hay\u2019adda Diiwaangalinta iyo Aqoonsiga Dadweynaha Soomaaliyeed.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ku: Ku xigeenka Maareeyaha Guud ee Hay\u2019adda Diiwaangalinta iyo Aqoonsiga Dadweynaha Soomaaliyeed<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Og: Wasir Dowlaha Wasaarada Arrimaha Gudaha, Federalka iyo Dib-u-heshiisiinta.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Og: Wasiir Ku Xigenka Wasaarada Arrimaha Guddaha, Federalka iyo Dib-u-heshiisinta<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Og: Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ujeeddo: Shaqo ka joojin<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta;<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Markuu arkay: Qodobka102aad ee Dastuurka KMG ee JFS.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Markuu Arkay Sharci Lr.30 ee 30 Juun 1984kii ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Markuu arkay: Qodobbadda 8aad iyo 10aad ee Sharciga Hay\u2019adda Diiwaangelinta iyo Aqoonsiga Dadweynaha Soomaaliyeed.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Markuu arkay: Shaqo Xumida Maareeyaha Hay\u2019adda ee kala dhaxaysa Hay\u2019addaha naga caawin lahaa dhaqangelinta Aqoonsiga Dadweynaha,<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Markuu arkay: Wada shaqeyn la\u2019aanta joogtada iyo Daahfurnaan la\u2019aanta dhanka shaqada ah ee uu Maareeyuhu caadaystay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Markuu Arkay in Maareeyuhu Caqabad uu ku yahay Fulinta iyo Dhaqangelinta hawsha Diiwaangalinta iyo Aqoonsiga Dadweynaha oo ka mid ah hawlaha hortabinta u leh XFS.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Markey Cadaatay: in Maareeyuhu uu gacanta kula jiro hawlo ka baxsan hawlihii loo igmaday ee Hay\u2019adda.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Markuu tixgeliyay: baahida loo qabo in la abuuro Jawi ku dhisan wada shaqeyn, Daahfurnaan, isla-xisaabtan iyo in la socodsiiyo, lana dardargeliyo mashruuca Aqoonsiga Dadweynaha.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wuxuu xeeriyay:<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Qodobka 1aad:<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Laga bilaabo Maanta oo ay Taariikhdu tahay 04\/10\/2022 waxaa shaqo ka joojin si ku meelgaar ah loogu sameeyay Maareeyaha Guud ee Hay\u2019adda Diiwaangelinta iyo Aqoonsiga Dadweynaha Soomaaliyeed Mudane: Mukhtaar Xuseen Maxamed (Qooraansey).<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Qodobka 2aad:<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxaa hawlaha Shaqada Hay\u2019adda si kumeelgaar ah usii wadaya Ku xigeenka Maareeyaha Guud ee Hay\u2019adda oo kaashanaya Agaasime Waaxeedyada iyo Shaqaalaha kale ee Hay\u2019adda.&nbsp;<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Fulin Wacan<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Mudane: Axmed Macallim Fiqi<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>04 Okt \u00a02022 (Puntlandes)\u00a0Wasaiirka wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Axmed Macallin Fiqi&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":92993,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-92992","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1334,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/92992","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=92992"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/92992\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":92994,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/92992\/revisions\/92994"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/92993"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=92992"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=92992"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=92992"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}