{"id":93063,"date":"2022-10-09T14:52:13","date_gmt":"2022-10-09T12:52:13","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=93063"},"modified":"2022-10-09T14:52:13","modified_gmt":"2022-10-09T12:52:13","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-xeer-ku-baabiiyey-guddiga-golaha-adeegga-garsoorka-iyo-guddiga-la-dagaalanka-musuqmaasuqa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=93063","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xeer ku baabi\u2019iyey guddiga golaha adeegga garsoorka iyo guddiga la-dagaalanka musuqmaasuqa"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">09 Okt &nbsp;2022 (Puntlandes)&nbsp;Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xeer madaxweyne ku baabi\u2019iyey Xeerarka kala ah Lr 357 iyo Lr 358 ee guddiga golaha adeegga garsoorka iyo guddiga la-dagaalanka musuqmaasuqa.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery columns-1 is-cropped wp-block-gallery-1 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\"><ul class=\"blocks-gallery-grid\"><li class=\"blocks-gallery-item\"><figure><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa1l.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"683\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa1l-1024x683.jpg\" alt=\"\" data-id=\"92530\" data-full-url=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa1l.jpg\" data-link=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?attachment_id=92530\" class=\"wp-image-92530\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa1l-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa1l-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa1l-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa1l-1536x1024.jpg 1536w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa1l-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa1l-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa1l-60x40.jpg 60w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/1aa1l.jpg 2048w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a><\/figure><\/li><\/ul><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ladaan guddi ayaa oo uu magacaabay madaxweynihii hore ee dalka Maxamed canbdulaahi ayaan loo marin habraaca dastuurku qeexayo.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Hoos ka akhriso Xeerka madaxwewyne:<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">toosinta habraaca magacaabista guddiga golaha adeegga garsoorka iyo guddiga la-dagaalanka musuqmaasuqa.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Muqdishu, Oktoobar 09, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud markuu arkay Qoraalka Sumadiisu tahay XG\/504\/B-12\/021 ee ka soo baxay Aqalka Sare laguna sheegay in Xubnaha Golaha Adeega Garsoorka iyo Xubnaha Guddiga La-dagaalanka Musuqmaasuqa aan hawlgelintooda loo marin hannaan Dastuurka iyo Xeerarka waafaqsan, ayaa Xeer Madaxweyne ku baabi&#8217;iyey Xeerarka Madaxweyne ee kala ah Lr 357 iyo Lr 358 si loo toosiyo hannaanka dhissidda Golaha adeegga Garsoorka iyo Guddiga Madaxa-Bannaan ee la-dagaallanka Musuqmaasuqa.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxweynaha oo ka duulaya ahmiyadda ay labadan guddi u leeyihiin dowladnimada Soomaaliyeed iyo sida ay lagama maarmaanka u tahay in dhismahooda loo maro nidaam waafaqsan Dastuurka iyo Xeerarka dalka ayaa Xukuumadda faray in ay u soo dhisaan labadan guddi si waafaqsan qodobbada 71-aad, 109A iyo 112-aad ee Dastuurka Kumeel-Gaarka ah iyo qodobka 7-aad ee sharciga dhisidda Golaha Adeegga Garsoorka iyo magaacaabista Guddiga Madaxa-Bannaan ee La dagaallanka Musuqmaasuqa.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tilmaamay in la baabi&#8217;iyey dhammaan wixii go&#8217;aanno ahaa ee ay gaareen muddadii la howlgeliyey Xubnaha Golaha Adeegga Garsoorka iyo Guddiga Madaxa-Bannaan ee La Dagaallanka Musuqmaasuqa.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Xeerkan Madaxweyne ayaa dhaqan galay, Oktoobar 09, 2022, oo ah markii lagu baahiyey faafinta rasmiga ah ee dowladda.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">DHAMAAD<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>09 Okt &nbsp;2022 (Puntlandes)&nbsp;Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xeer madaxweyne ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":92530,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-93063","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1032,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/93063","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=93063"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/93063\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":93068,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/93063\/revisions\/93068"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/92530"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=93063"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=93063"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=93063"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}