{"id":93172,"date":"2022-10-15T18:04:56","date_gmt":"2022-10-15T16:04:56","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=93172"},"modified":"2022-10-15T18:04:56","modified_gmt":"2022-10-15T16:04:56","slug":"soomaaliya-oo-ku-guuleysatay-koobka-cecafa-ee-17-jirada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=93172","title":{"rendered":"Soomaaliya oo ku guuleysatay koobka CECAFA ee 17 jirada"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">15 Okt \u00a02022 (Puntlandes)\u00a0Xulka qaranka Soomaaliya ee 17 jirada ayaa ku guuleystay koobka Bariga iyo Bartamaha Afrika (CECAFA) kadib markii ka badiyeen xulka qaranka South Sudan.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery columns-1 is-cropped wp-block-gallery-1 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\"><ul class=\"blocks-gallery-grid\"><li class=\"blocks-gallery-item\"><figure><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa1p10.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"718\" height=\"773\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa1p10.png\" alt=\"\" data-id=\"93173\" data-full-url=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa1p10.png\" data-link=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?attachment_id=93173\" class=\"wp-image-93173\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa1p10.png 718w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa1p10-279x300.png 279w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa1p10-292x314.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa1p10-78x83.png 78w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa1p10-638x687.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 718px) 100vw, 718px\" \/><\/a><\/figure><\/li><\/ul><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Soomaaliya ayaa bilowga cayaartay la hormatay gool uu dhaliyey Cabdixafiid oo ahaa cayaaryahankii dhaliyey goolkii guusha ee kulankii hore, waxaana qeybta hore ee cayaarta lagu kala nastay 1-0 oo ay Soomaaliya ku hor kaceysay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Qeybta labaad ee cayaarta xulka qaranka South Sudan ayaa iska soo guday goolkii lagu lahaa waxayna cayaarta ka dhigeen 1-1.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Daqiiqado kadib xulka qaranka Soomaaliya ayaa u suurta gashay inay dhaliyaan goolkii labaad ee cayaarta, waxaana markaasna shabaqa ku hubsaday banooniga Cabbdiraxiim Muxiyaddiin Daahir oo ah xidigga Soomaaliya uga cayaarayey Number 9.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Isla Cabbdiraxiim Muxiyaddiin Daahir ayaa daqiiqado kadib Soomaaliya u dhaliyey goolkii seddexaad oo ahaa mid si weyn looga soo shaqeeyey wadnaha jaray taageerayaasha iyo xidigaha xulka qaranka South Sudan maadaama rajadooda ay ceel ku dhacday.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Cayaarta ayaa ugu dambeyn kusoo dhammaatay 3-1 waxaana sidaas koobka ku qaaday xulka qaranka Soomaaliya taasoo farxad weyn u ah Soomaaliya.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Xulka Qaranka Soomaaliya ayaa la filayaa inay berri kasoo dagaan garoonka diyaaradaha Aadan Cadde halkaas oo loogu sameyn doono soo dhaweyn weyn.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>15 Okt \u00a02022 (Puntlandes)\u00a0Xulka qaranka Soomaaliya ee 17 jirada ayaa ku guuleystay koobka Bariga iyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":93173,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-93172","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1249,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/93172","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=93172"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/93172\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":93174,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/93172\/revisions\/93174"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/93173"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=93172"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=93172"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=93172"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}