{"id":93395,"date":"2022-10-21T16:43:20","date_gmt":"2022-10-21T14:43:20","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=93395"},"modified":"2022-10-21T16:43:20","modified_gmt":"2022-10-21T14:43:20","slug":"shirkadda-coastline-oo-shaacisay-lacagta-ay-ku-bixisay-heshiiska-shidaalka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=93395","title":{"rendered":"Shirkadda Coastline oo shaacisay lacagta ay ku bixisay heshiiska shidaalka"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">21 Okt \u00a02022 (Puntlandes)\u00a0Shirkadda Coastline Exploration ayaa faahfaahin ka bixisay heshiis xalay lagu saxiixay magaalada Muqdisho, oo ay la gashay dowladda Soomaaliya.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery columns-1 is-cropped wp-block-gallery-1 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\"><ul class=\"blocks-gallery-grid\"><li class=\"blocks-gallery-item\"><figure><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa1d4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"683\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa1d4-1024x683.jpg\" alt=\"\" data-id=\"93392\" data-full-url=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa1d4.jpg\" data-link=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?attachment_id=93392\" class=\"wp-image-93392\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa1d4-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa1d4-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa1d4-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa1d4-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa1d4-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa1d4-60x40.jpg 60w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa1d4.jpg 1280w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a><\/figure><\/li><\/ul><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxtooyada Soomaaliya ayaa xalay shaacisay inay oggolaatay heshiiskii wadaagga wax soosaarka shidaalka ee Soomaaliya iyo Shirkadda Coastline Exploration, kaasoo uu hore u saxiixay Wasiirkii hore ee Batroolka Cabdirashiid laakiin uu diiday madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Shirkadda Coastline Exploration ayaa shaaciay inay lacag dhan 7 milyan oo dollar ku shubtay Bankiga Dhexe ee Soomaaliya.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">\u201cAnagoo taageero ka helayna Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud, waxaan si toos ah u dhignay Bankiga Dhexe ee Soomaaliya lacag dhan $7 milyan oo ah saxiixa heshiiska,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka shirkadda.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Shirkadda Coastline Exploration ayaa sidoo kale sheegtay inay diyaar u tahay bixinta malaayiin dollar oo kale ah lacagaha loo yaqaan \u2018royalty\u2019, faa\u2019iido kala qaybsiga iyo cashuurta dakhliga.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Shirkadda waxay shaacisay in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud uu ogolaaday heshiiskan, sidaas darteedna ay ku dhawaaqayaan inuu dalka Soomaaliya u furan yahay ganacsi iyo heshiisyada shirkadaha caalami ah.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxay sidoo Shirkadda taageero ka heshay Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka, Wasiirka Tamarta iyo Macdanta, Guddoomiyaha Hay\u2019adda Batroolka, iyo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo ay weheliyaan masuuliyiin kale oo badan.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">\u201cWaxaan dib u eegid ku sameynay heshiisyadii la galay bishii Febraayo 2022, si aan u saxno hannaanka loo maray iyo qodobbada heshiisyada ka kooban yahay. Garyaqaanka Guud iyo qareenno caalami ah ayaa si gaar ah u soojeediyay in isbeddel lagu sameeyo qodobbo kooban, si waafaqsan shuruucda Soomaaliya, taas oo aan ku guuleysannay. Wax ka beddelka lagu sameeyay heshiisyada ayaa gaaray illaa shan qodob, kuwaas oo lifaaq ahaan uga mid ah heshiisyada ( deed of amendment of the PSAs).\u201d Ayuu yiri Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>21 Okt \u00a02022 (Puntlandes)\u00a0Shirkadda Coastline Exploration ayaa faahfaahin ka bixisay heshiis xalay lagu saxiixay magaalada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":93392,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-93395","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1076,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/93395","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=93395"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/93395\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":93396,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/93395\/revisions\/93396"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/93392"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=93395"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=93395"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=93395"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}