{"id":93755,"date":"2022-10-29T14:15:21","date_gmt":"2022-10-29T12:15:21","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=93755"},"modified":"2022-10-29T14:15:21","modified_gmt":"2022-10-29T12:15:21","slug":"alshabaab-oo-weerar-qaraxyo-ku-ku-qaaday-wasaaradda-waxbarashada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=93755","title":{"rendered":"Alshabaab oo weerar qaraxyo ku ku qaaday wasaaradda waxbarashada"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">29 Okt\u00a02022 (Puntlandes) Laba qarax oo culus iyo rasaas xigtay ayaa goordhow laga maqlay agagaarka isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery columns-1 is-cropped wp-block-gallery-1 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\"><ul class=\"blocks-gallery-grid\"><li class=\"blocks-gallery-item\"><figure><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"707\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa-1024x707.png\" alt=\"\" data-id=\"93608\" data-full-url=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa.png\" data-link=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?attachment_id=93608\" class=\"wp-image-93608\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa-1024x707.png 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa-300x207.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa-768x530.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa-292x202.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa-638x440.png 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa-60x40.png 60w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa.png 1056w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a><\/figure><\/li><\/ul><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Warar hordhac ah ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay weerar qarax ku billowday ku qaadday Xarunta Wasaaradda Waxbarashada oo ku taalla aagga Laami Yaraha Zoobe, waxaana gudaha u galay dabley hubeysan oo ka tirsan kooxdaas.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxaa markii koowaad la maqlay hal qarax, haddana daqiiqado kooban kadib waxaa xigay qarax kale oo xooggan oo isla goobta ka dhacay, kaasoo lagu sheegay inuu ahaa qarax ku xirnaa gaariga ay ka dageyn dableyda weerarka soo qaaday.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxaa gudaha xarunta laga dhex maqlayaa rasaas xooggan oo ay is dhaafsanayaan ciidamada dowladda iyo dableydii weerarka soo qaaday.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxaa laga cabsi qabaa inuu jiro khasaare dhimasho iyo dhaawac marka la eego sida ay u xoog badnaayeen qaraxyada, oo laga maqlay qeybo badan oo ka mid ah caasimadda.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waa wareerkii labaad oo Alshabaab ay ku qaaday xarunta wasaaradda waxbarashada. Koxodan ayaa sidoo kale weerar ku galay xarunta sanadkii 2015.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>29 Okt\u00a02022 (Puntlandes) Laba qarax oo culus iyo rasaas xigtay ayaa goordhow laga maqlay agagaarka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":93608,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-93755","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1295,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/93755","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=93755"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/93755\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":93756,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/93755\/revisions\/93756"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/93608"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=93755"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=93755"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=93755"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}