{"id":93910,"date":"2022-11-05T19:13:13","date_gmt":"2022-11-05T18:13:13","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=93910"},"modified":"2022-11-05T19:13:13","modified_gmt":"2022-11-05T18:13:13","slug":"qaraxyo-is-xig-xigay-oo-caawa-ka-dhacay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=93910","title":{"rendered":"Qaraxyo is xig-xigay oo caawa ka dhacay Muqdisho"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">05 Nov 2022 (Puntlandes)\u00a0Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaraxyois xigxigay \u00a0iyo hoobiyahaal sababay khasaare kala duwan uu ka dhacay degmooyin dhowr ah.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery has-nested-images columns-default is-cropped wp-block-gallery-1 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\">\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1056\" height=\"729\" data-id=\"93608\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa.png\" alt=\"\" class=\"wp-image-93608\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa.png 1056w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa-300x207.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa-1024x707.png 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa-768x530.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa-292x202.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa-638x440.png 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1aa-60x40.png 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 1056px) 100vw, 1056px\" \/><\/a><\/figure>\n<\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ex-Control Afgooye, Seydka, Isgoyska Dabka, Xero Nac nac iyo Isbartiibada Warta Nabada ayaa la soo sheegayaa iney qaraxyo ka dhaceen kuwaasoo dhaliyay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ilaa hadda waxaa la ogyahay in qaraxii koowaad oo lagu weeraray, (Xero Nacnac), xerada tababarka ciidamada ee Jeneraal Dhagabadan ee koonfurta magaalada Muqdisho, kaas oo ka dhacay afaafka hore ee Xerada.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Xerada ayaa waxaa ka socday qorista Ciidan cusub, kadibna qof naftiisa haligay ayaa isku qarxiyey dhalinyaro safaf dhaadheer ugu jirtay inay qortaan ciidanka xoogga dalka, waxaana halkaas ka dhashay khasaare culus, inkasta oo aan si rasmi ah loo ogeyn tirada rasmiga.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ugu yaraan 13 qof ayaa la soo sheegayaa inay ku geeriyootay qaraxa Xero Nacnac, welina laamaha amniga wax faahfaahin ah kama soo saarin khasaaraha qaraxyada ka dhacay<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka jira cabsi aad u xooggan, gaar ahaan dhanka waddada Maka Al-Mukarama, iyadoo ay jirto cabsi ah inay qaraxyo kale dhici karaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>05 Nov 2022 (Puntlandes)\u00a0Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaraxyois xigxigay \u00a0iyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":93608,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-93910","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1245,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/93910","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=93910"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/93910\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":93911,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/93910\/revisions\/93911"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/93608"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=93910"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=93910"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=93910"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}