{"id":9396,"date":"2015-05-25T21:28:42","date_gmt":"2015-05-25T19:28:42","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=9396"},"modified":"2015-05-25T21:32:21","modified_gmt":"2015-05-25T19:32:21","slug":"abuukar-qaad-diid-gaas-si-cad-oo-ayuu-u-diiday-inu-wax-ka-qabto-qaadka-asagoo-u-danaynaya-%e2%80%aashaqsiyad%e2%80%ac-ka-ganacsada-oo-xiligii-uu-ololaha-ku-jirey-uu-madaxwe","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=9396","title":{"rendered":"Abuukar Qaad-diid  \u201dGAAS si cad oo ayuu u diiday inu wax ka qabto \u201dQaadka\u201d asagoo u danaynaya \u202ashaqsiyad\u202c ka ganacsada oo xiligii uu ololaha ku jirey uu madaxweyne Gaas taageeto dhaqaale ka helay\u201d"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/89f.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-9397 \" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/89f.jpg\" alt=\"89f\" width=\"384\" height=\"384\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\">25 May 2015 (Puntlandes)-Abuukar Cawaale Qaad-diid ayaa qoraal dheer oo uu barta uu ku leeyahay Facebook ga soo dhigay wuxuu ku iftiimiyey diidmadii uu madaxweyne GAAS diiday in uu wax ka qabto Dhibaatada baahsan ee Qaadku ku hayo Bulshada reer Puntland.<\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\">Halgamaa\u00a0Abuukar Cawaale Qaad-diid ayaa wuxuu ku sababeeyey diidmada GAAS inay la xiriirto isagoo u danaynaya Shaqsiyaad ka ganacsada Qaadka oo Taageero dhaqaale siiyey GAAS markuu ollalaha Doorashada ku jiray.\u00a0Qaad-diid ayaa yiri xataa wuxuu diiday in uu Canshuurta ku kordhiyo Qaadka isagoo u danaynaya Ganacsatadaas.<\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\">Qaad-diid ayaa balan qaday in uu sii wadidoono la dagaalanka Qaadka haday Dacar ka qaraar tahayna uu sheegidoono waxa qaldan isagoo ka codsaday Taageerayaasha GAAS ee isku qaba in ay u hiilinayaan GAAS inay ugu hiiliyaan in ay u sheegaan Qaladkiisa si uu isku saxo kaas baa hiil u ahe.<\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\">Ugu dambayntii\u00a0Qaad-diid ayaa ka codsaday Dhalinyarada Puntland inay abaabulaan Mudaharaad looga soo horjeedo Qaadka isagoo\u00a0yiri &#8220;Ogaada walaalayaal #<strong>Gaas #Puntland ,baa ka Weyn<\/strong> Waxaana dhalinyarada Puntland ugu baaqayaa ineey abaabulaan <a class=\"_58cn\" href=\"https:\/\/www.facebook.com\/hashtag\/mudaharaad?source=feed_text&amp;story_id=964520626912059\" data-ft=\"{&quot;tn&quot;:&quot;*N&quot;,&quot;type&quot;:104}\"><span class=\"_58cl\">\u202a#\u200e<\/span><span class=\"_58cm\">Mudaharaad\u202c<\/span><\/a> looga soo horjeedo Qaadka&#8221;<\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\">halkan hoose ka akhriso Qoraalkii Abuukar Qaad-diid:<\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\">\n<div class=\"_5pbx userContent\" data-ft=\"{&quot;tn&quot;:&quot;K&quot;}\">\n<div id=\"id_55636fbf1a1199662743386\" class=\"text_exposed_root text_exposed\">\n<h3>Aniga iyo Madaxweye Gaas&#8230;<\/h3>\n<p style=\"text-align: justify;\">Halkaan marka hore waxaan kasalaamayaa dhamaan shacabweynaha sharafta leh ee reer <a class=\"_58cn\" href=\"https:\/\/www.facebook.com\/hashtag\/puntland?source=feed_text&amp;story_id=964520626912059\" data-ft=\"{&quot;tn&quot;:&quot;*N&quot;,&quot;type&quot;:104}\"><span class=\"_58cl\">\u202a#\u200e<\/span><span class=\"_58cm\">Puntland\u202c<\/span><\/a> ..gaar ahaan reer Facebook.<\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\">Walaayalal waxaan marka hore soo dhaweeynayaa inaan ku kala fikir duwanaan karno waxyaalaha qaar wixii dhaliil ahna waan soo dhaweeynayaa,Walaalayaal shalay Anigu ahaa ninkii u olloleynayey Madaxweyne <a class=\"_58cn\" href=\"https:\/\/www.facebook.com\/hashtag\/gaas?source=feed_text&amp;story_id=964520626912059\" data-ft=\"{&quot;tn&quot;:&quot;*N&quot;,&quot;type&quot;:104}\"><span class=\"_58cl\">\u202a#\u200e<\/span><span class=\"_58cm\">Gaas\u202c<\/span><\/a> xiligii doorashada Puntland ay socotay&#8230;Waana ogahay inuu yahay Aqoon yahan ,waxyaalo badan ku fiican.dabcan waa bin<span class=\"text_exposed_show\">iaadam dhaliilo wuu yeelan karaa sida aan aniga iyo idinkuba u yeelan kartaan&#8230;<\/span><\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p style=\"text-align: justify;\">Waxaan idin xasuusinayaa inuu Madaxweyne #Gaas xiligii uu ku jiray ololaha uuna ahaa Musharax Madaxweyne uu balan qaaday inuu dhibaatada <a class=\"_58cn\" href=\"https:\/\/www.facebook.com\/hashtag\/qaadka?source=feed_text&amp;story_id=964520626912059\" data-ft=\"{&quot;tn&quot;:&quot;*N&quot;,&quot;type&quot;:104}\"><span class=\"_58cl\">\u202a#\u200e<\/span><span class=\"_58cm\">Qaadka\u202c<\/span><\/a> wax ka qaban doono sida aad ku arki doontaan<a class=\"_58cn\" href=\"https:\/\/www.facebook.com\/hashtag\/vidiowgan?source=feed_text&amp;story_id=964520626912059\" data-ft=\"{&quot;tn&quot;:&quot;*N&quot;,&quot;type&quot;:104}\"><span class=\"_58cl\">\u202a#\u200e<\/span><span class=\"_58cm\">Vidiowgan\u202c<\/span><\/a> halkani ku lifaaqan.<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/txl4We8i6tk\" width=\"560\" height=\"380\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\">Markii aan Puntland imid oo aan ilaa Garacad ilaa Boosaaso ilaa Buuhoodle guureeynayey waxaan u ordayey waxay ahayd danta iyo Mustaqbalka caruurta Puntland waxaan soo aruurinay xog. buuxda oo ku saabsan dhibaatada qaadku ku hayo dalka.<\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\"><strong>Madaxweyne <a class=\"_58cn\" href=\"https:\/\/www.facebook.com\/hashtag\/gaaz?source=feed_text&amp;story_id=964520626912059\" data-ft=\"{&quot;tn&quot;:&quot;*N&quot;,&quot;type&quot;:104}\"><span class=\"_58cl\">\u202a#\u200e<\/span><span class=\"_58cm\">Gaaz\u202c<\/span><\/a> si cad oo ayuu u diiday inuu wax ka qabto ,xataa wuxuu diiday inuu canshuurta ku kordhiyo asagoo u danaynaya <a class=\"_58cn\" href=\"https:\/\/www.facebook.com\/hashtag\/shaqsiyaad?source=feed_text&amp;story_id=964520626912059\" data-ft=\"{&quot;tn&quot;:&quot;*N&quot;,&quot;type&quot;:104}\"><span class=\"_58cl\">\u202a#\u200e<\/span><span class=\"_58cm\">shaqsiyaad\u202c<\/span><\/a>qaadka ka ganacsada oo xiligii uu ollolaha ku jirey uu madaxweyne Gaas taageeto dhaqaale ka helay&#8230;&#8230;asagoo u danaynaya Dadkaas daroogaada ka ganacsada ayuu dayacay xilkii uu kudhaartay oo ahayd inuu ka talinayo<a class=\"_58cn\" href=\"https:\/\/www.facebook.com\/hashtag\/danta?source=feed_text&amp;story_id=964520626912059\" data-ft=\"{&quot;tn&quot;:&quot;*N&quot;,&quot;type&quot;:104}\"><span class=\"_58cl\">\u202a#\u200e<\/span><span class=\"_58cm\">Danta\u202c<\/span><\/a> <a class=\"_58cn\" href=\"https:\/\/www.facebook.com\/hashtag\/dadka?source=feed_text&amp;story_id=964520626912059\" data-ft=\"{&quot;tn&quot;:&quot;*N&quot;,&quot;type&quot;:104}\"><span class=\"_58cl\">\u202a#\u200e<\/span><span class=\"_58cm\">Dadka\u202c<\/span><\/a> iyo <a class=\"_58cn\" href=\"https:\/\/www.facebook.com\/hashtag\/dalka?source=feed_text&amp;story_id=964520626912059\" data-ft=\"{&quot;tn&quot;:&quot;*N&quot;,&quot;type&quot;:104}\"><span class=\"_58cl\">\u202a#\u200e<\/span><span class=\"_58cm\">Dalka\u202c<\/span><\/a>. Wuxuuna si bareero ah u diiday taladii ay soo jeediyeen Culumada iyo Aqoonyahanka Puntland oo ku aadanayd in dhibaatada Qaadka wax laga qabto&#8230;. <\/strong><\/p>\n<p>Daawo Culumada iyo Aqoonyahanada Puntland oo Madaxweynaha baaq u diray<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/SccAjsTNylI\" width=\"560\" height=\"380\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><strong><br \/>\n<\/strong><\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\">Waxaan Ku dhiiranayaa haday dacar ka qaraartahay inaan sheegno wixii qaldan anakoo aan cidna ka baqaya ilaaheey mooyee <a class=\"_58cn\" href=\"https:\/\/www.facebook.com\/hashtag\/ogaada?source=feed_text&amp;story_id=964520626912059\" data-ft=\"{&quot;tn&quot;:&quot;*N&quot;,&quot;type&quot;:104}\"><span class=\"_58cl\">\u202a#\u200e<\/span><span class=\"_58cm\">ogaada\u202c<\/span><\/a> Dowlad ingiriis ah ayaan ku eedeyn jirney ineey dayaceen Soomaalida oo qaadka si ula kaca ugu dilayaa macadalaahi Madaxweyne Muslim ah oo daroogo<a class=\"_58cn\" href=\"https:\/\/www.facebook.com\/hashtag\/xaaraan?source=feed_text&amp;story_id=964520626912059\" data-ft=\"{&quot;tn&quot;:&quot;*N&quot;,&quot;type&quot;:104}\"><span class=\"_58cl\">\u202a#\u200e<\/span><span class=\"_58cm\">Xaaraan\u202c<\/span><\/a> ah difaacaya..<\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\">Dadka caytamaya oo isleh Madaxweyne #Gaas u hiiliya ,<a class=\"_58cn\" href=\"https:\/\/www.facebook.com\/hashtag\/hiil?source=feed_text&amp;story_id=964520626912059\" data-ft=\"{&quot;tn&quot;:&quot;*N&quot;,&quot;type&quot;:104}\"><span class=\"_58cl\">\u202a#\u200e<\/span><span class=\"_58cm\">Hiil\u202c<\/span><\/a> wuu idinka rabaa maanta hiillka dhabta ahna waa inaad u sheegtaan qaladkiisa aniga cidii igu nacaysa iyo cidii igula dagaalamaysa wacad waxaan ku maray inaan<a class=\"_58cn\" href=\"https:\/\/www.facebook.com\/hashtag\/munkurka?source=feed_text&amp;story_id=964520626912059\" data-ft=\"{&quot;tn&quot;:&quot;*N&quot;,&quot;type&quot;:104}\"><span class=\"_58cl\">\u202a#\u200e<\/span><span class=\"_58cm\">Munkurka\u202c<\/span><\/a> Qaadka la dagaalamo ,waana wadayaa oo kana gaban maayo cid walba oo hor istaagta,<\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\">Ogaada walaalayaal #Gaas #Puntland ,baa ka Weyn Waxaana dhalinyarada Puntland ugu baaqayaa ineey abaabulaan <a class=\"_58cn\" href=\"https:\/\/www.facebook.com\/hashtag\/mudaharaad?source=feed_text&amp;story_id=964520626912059\" data-ft=\"{&quot;tn&quot;:&quot;*N&quot;,&quot;type&quot;:104}\"><span class=\"_58cl\">\u202a#\u200e<\/span><span class=\"_58cm\">Mudaharaad\u202c<\/span><\/a> looga soo horjeedo Qaadka.<\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\">Hada waxan ku suganahay <a class=\"_58cn\" href=\"https:\/\/www.facebook.com\/hashtag\/muqdisho?source=feed_text&amp;story_id=964520626912059\" data-ft=\"{&quot;tn&quot;:&quot;*N&quot;,&quot;type&quot;:104}\"><span class=\"_58cl\">\u202a#\u200e<\/span><span class=\"_58cm\">Muqdisho\u202c<\/span><\/a> Waxaana wadaa ollole lamida kii aan Puntland ka sameeyey hadii Madaxweyne <a class=\"_58cn\" href=\"https:\/\/www.facebook.com\/hashtag\/xasan?source=feed_text&amp;story_id=964520626912059\" data-ft=\"{&quot;tn&quot;:&quot;*N&quot;,&quot;type&quot;:104}\"><span class=\"_58cl\">\u202a#\u200e<\/span><span class=\"_58cm\">Xasan\u202c<\/span><\/a> sheekh uu wax ka qaban waayo waanu dhaliili doonaa cidna loo joojin maayo waa <a class=\"_58cn\" href=\"https:\/\/www.facebook.com\/hashtag\/jihaad?source=feed_text&amp;story_id=964520626912059\" data-ft=\"{&quot;tn&quot;:&quot;*N&quot;,&quot;type&quot;:104}\"><span class=\"_58cl\">\u202a#\u200e<\/span><span class=\"_58cm\">JIHAAD\u202c<\/span><\/a> &#8230;<\/p>\n<p>Wabilaahi Towfiiq.?.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div>\n<div data-ft=\"{&quot;tn&quot;:&quot;H&quot;}\">\n<div class=\"mtm\">\n<div class=\"_5cq3\" data-ft=\"{&quot;tn&quot;:&quot;E&quot;}\">\n<div id=\"u_jsonp_17_i\" class=\"_46-h _4-ep\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"_46-i img\" src=\"https:\/\/scontent-ams3-1.xx.fbcdn.net\/hphotos-xpa1\/v\/t1.0-9\/p280x280\/10407145_964610963569692_485063805885728897_n.jpg?oh=5e1220e9c08a3f0f5b3357ce73b33b7d&amp;oe=560296C6\" alt=\"Abukar Awales foto.\" width=\"634\" height=\"357\" \/><\/div>\n<div class=\"_46-h _4-ep\">Xigash\u00a0<a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/abukar.awale?fref=nf&amp;pnref=story\">https:\/\/www.facebook.com\/abukar.awale?fref=nf&amp;pnref=story<\/a><\/div>\n<div class=\"_46-h _4-ep\">Daabacaadii Puntlandes.com<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>25 May 2015 (Puntlandes)-Abuukar Cawaale Qaad-diid ayaa qoraal dheer oo uu barta uu ku leeyahay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-9396","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1503,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9396","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9396"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9396\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9400,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9396\/revisions\/9400"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9396"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9396"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9396"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}