{"id":94177,"date":"2022-11-17T16:44:00","date_gmt":"2022-11-17T15:44:00","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=94177"},"modified":"2022-11-17T17:58:47","modified_gmt":"2022-11-17T16:58:47","slug":"sawirro-muuqaal-rw-xamse-oo-furay-shirka-hannaanka-wadashaqeynta-ee-u-dhexeeya-dowladda-federaalka-soomaaliya-iyo-bangiga-adduunka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=94177","title":{"rendered":"Sawirro-Muuqaal: RW Xamse oo furay shirka hannaanka wadashaqeynta ee u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Bangiga Adduunka"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">17 Nov 2022 (Puntlandes) Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre, oo maanta furay shirka hannaanka wadashaqeynta ee u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Bangiga Adduunka, ayaa caddeeyay in dalku uu ka soo gudbay dhibaatooyin badan haddana hiigsanayo horumar.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Xukuumadda Dan-Qaran ayaa kulanka ku soo bandhigtay siyaasadda ku aadaan dib u <a><\/a>habeynta hay\u2019addaha dowladda si loo gaaro hiigsiga cusub ee nabadda, degenaanshaha iyo dimuqraadiyadda ku asteysan.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in xukuumadda dan-qaran ay xoogga saartay dib-u-heshiisiinta, xasilinta iyo xaqiijinta dib-u-habeynta, ayna horumarisay hab-raacyo sharci oo casri ah, qaab-dhismeed dowladeed, hannaan maamul maaliyadeed, dib-u-qaabeyn hay\u2019ado muhiim ah, sidoo kalana la meel mariyay isbeddel siyaasadeed oo loo dhan yahay, laguna heshiiyay qorshe lagu mideynayo taageerada caalamiga, iyadoo lagu saleynayo arrimaha mudnaanta u leh dalka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">\u201cSoomaaliya waxay maanta taagan tahay marxalad kalaguur ah oo taariikhdeeda ku suntan. Dalkuna wuxuu ka soo baxayaa xaaladdii loo yaqiin \u2018dowlad fashilantay\u2019 oo dagaallo sokeeyey hareeyeen, wuxuuna hiigsanayaa waa cusub oo nabad, degenaansho iyo dimuqraadiyad ku asteysan, kaas oo diyaar u ah in uu soo jiito maalgashi ballaaran\u201d<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ra\u2019iisul Wasaare Xamse ayaa sidaa ka sheegay furitaanka shirka<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa Bangiga Adduunka uga mahad celiyay taageerada hagar la\u2019aaneed ee gaar ahaan geeddi-socodka dhammeysirka deyn cafinta oo sabab u ahaa fududeynta iyo taabbagelinta isbeddelka .<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Mudane Xamse ayaa caddeeyay in lixda tiir ee mudnaanta u leh barnaamijka siyaasadeed ee xukuumadda Dan-Qaran uu mudnaan gaar ah siinayo Xoreynta deegaannada iyo qaab-dhismeedka amniga, caddaaladda iyo garsoor madax-bannaan, Soomaali heshiis ah, kobaca dhaqaalaha, horumarinta arrimaha bulshada, iyo helitaanka Soomaali dunida heshiis la ah.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-embed is-type-rich is-provider-embed-handler wp-block-embed-embed-handler wp-embed-aspect-16-9 wp-has-aspect-ratio\"><div class=\"wp-block-embed__wrapper\">\n<iframe loading=\"lazy\" title=\"RW Xamse oo furay shirka hannaanka wadashaqeynta ee u dhexeeya DFS &amp; Bangiga Adduunka\" width=\"640\" height=\"360\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/zJoWLIUalfU?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe>\n<\/div><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/1aa1a7-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"683\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/1aa1a7-1-1024x683.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-94178\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/1aa1a7-1-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/1aa1a7-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/1aa1a7-1-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/1aa1a7-1-1536x1024.jpg 1536w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/1aa1a7-1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/1aa1a7-1-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/1aa1a7-1-60x40.jpg 60w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/1aa1a7-1.jpg 2048w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/1aa1a8-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"683\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/1aa1a8-1-1024x683.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-94179\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/1aa1a8-1-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/1aa1a8-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/1aa1a8-1-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/1aa1a8-1-1536x1024.jpg 1536w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/1aa1a8-1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/1aa1a8-1-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/1aa1a8-1-60x40.jpg 60w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/1aa1a8-1.jpg 2048w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>17 Nov 2022 (Puntlandes) Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre, oo maanta&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":94179,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-94177","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1158,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/94177","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=94177"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/94177\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":94181,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/94177\/revisions\/94181"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/94179"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=94177"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=94177"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=94177"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}