{"id":94264,"date":"2022-11-21T22:12:08","date_gmt":"2022-11-21T21:12:08","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=94264"},"modified":"2022-11-21T22:12:08","modified_gmt":"2022-11-21T21:12:08","slug":"burin-xeerarka-madaxweyne-ee-kala-ah-40-41-iyo-42-kuwaas-oo-aan-waafaqsanayn-habraaca-dastuurka-kmg","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=94264","title":{"rendered":"BURIN XEERARKA MADAXWEYNE EE KALA AH 40, 41 IYO 42, KUWAAS OO AAN WAAFAQSANAYN HABRAACA DASTUURKA KMG"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">21\u00a0Nov 2022 (Puntlandes) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saaray wareegto ku saabsan waafajenti sharciga Xeerar Madaxweyne oo la soo saaray sanadkii 2020-ka, kuwaas oo Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay tilmaameen in ay khilaafsan yihiin habraaca Dastuurka kmg ah uu tilmaamayo.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery has-nested-images columns-default is-cropped wp-block-gallery-1 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\">\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/1aa1c9.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"683\" data-id=\"94244\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/1aa1c9-1024x683.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-94244\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/1aa1c9-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/1aa1c9-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/1aa1c9-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/1aa1c9-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/1aa1c9-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/1aa1c9-60x40.jpg 60w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/1aa1c9.jpg 1440w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a><\/figure>\n<\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">MARKUU ARKAY: Qodobka <a><\/a>4aad, Faqradiisa 1aad ee Dastuurka KMG ee J.F.S.;<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">MARKUU ARKAY: Qodobada kala ah 71aad (b), 82aad (2), 111E, 111G iyo 112aad ee Dastuurka KMG ee J.F.S, Qodobka 9aad ee Sharciga Lagu Dhisay Gudidda Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Faqradiisa 1aad oo mudadda xil-haynta Guddida ku soo koobtay Lix sanadood oo aan la cusboonaysiin karaynin iyo Qodobka 10aad ee Sharciga Lagu dhisay Gudidda Madaxa-Bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxweynaha oo tixraacaya Qodobka 87aad ee Dastuurka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya oo ku waajibinaya ilaalinta iyo horumarinta mabaadi\u2019da aasaasiga ah ee Dastuurka dalka ayaa buriyey Xeererka Madaxweyne ee sida Dastuurka khilaafsan u soo baxay ee kala ah;<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">1- Xeer Madaxweyne Lr.40 oo ku taariikhaysan 31\/12\/2020, kuna saabsan Ansixinta Sharciga Wax-ka Bedelidda Qodobka 9aad ee Sharciga Lagu Dhisay Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">2- Xeer Madaxweyne Lr.42 oo ku taariikhaysan 31\/12\/2020, kuna saabsan Ansixinta Sharciga Wax-ka Bedelidda Qodobka 10aad ee Sharciga Lagu Dhisay Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">3- Xeer Madaxweyne Lr.41 oo ku taariikhaysan 31\/12\/2020, kuna saabsan Ansixinta Sharciga Hey\u2019ada Diiwaan-Gelinta iyo Aqoonsiga Dadweynaha Soomaaliya.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa faray Xukuumadda Federaalka Soomaaliya in ay soo dhisto Xubnaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Xubnaha Guddiga a Madaxa-Bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka si waafaqsan Qodobka 112aad ee Dastuurka KMG iyo shuruucda lagu dhisay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">DHAMMAAD<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>21\u00a0Nov 2022 (Puntlandes) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saaray wareegto&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":94244,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-94264","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1409,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/94264","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=94264"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/94264\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":94265,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/94264\/revisions\/94265"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/94244"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=94264"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=94264"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=94264"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}