{"id":94285,"date":"2022-11-23T18:11:50","date_gmt":"2022-11-23T17:11:50","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=94285"},"modified":"2022-11-23T18:11:50","modified_gmt":"2022-11-23T17:11:50","slug":"madaxweyne-muse-bixi-xil-ka-qaadis-iyo-magacaabitaan-sameeyey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=94285","title":{"rendered":"Madaxweyne Muse Bixi xil ka qaadis iyo magacaabitaan sameeyey"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">23\u00a0Nov 2022 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa maanta sameeyey xil ka qaadis iyo magacaabitaan sameeyey.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery has-nested-images columns-default is-cropped wp-block-gallery-1 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\">\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/1aa1g6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"675\" data-id=\"94286\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/1aa1g6-1024x675.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-94286\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/1aa1g6-1024x675.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/1aa1g6-300x198.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/1aa1g6-768x506.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/1aa1g6-1536x1012.jpg 1536w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/1aa1g6-292x192.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/1aa1g6-638x420.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/1aa1g6-60x40.jpg 60w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/1aa1g6.jpg 2048w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a><\/figure>\n<\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Hoos ka akhriso wareegtada madaxweynaha:<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu kala tahay JSL\/XM\/XKQ\/222\/1-959\/112022 iyo JSL\/XM\/WM\/222-960\/112022 uu xilka qaadis iyo magacaabid ku sameeyey masuuliyiinka mida Xukuumadda.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><a><\/a>Ujeeddo: Xil Ka-qaadis.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">1. Ku: Xasan Axmed Aadan<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Xeer-ilaaliyihii Guud ee Qaranka<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Mudane,<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Laga bilaabo taariikhda maanta waxaan go\u2019aansaday in aan kaa-nasiyo xilkii Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka. Sidaa darteed, waxaan kaaga mahad-celinayaa dedaalkii iyo hawlkarnimadii aad muujisay muddadii aad haysay xilka Qaranka. Waxa aan kuu rajaynayaa caafimaad taam ah iyo mustaqbal wacan.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">2. Ku: Cabdillaahi Cabdiraxmaan Aare<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wasiirkii Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha JSL.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Mudane<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Laga bilaabo taariikhda maanta waxaan go\u2019aansaday in aan kaa-nasiyo xilkii Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha Jamhuuriyadda Somaliland. Sidaa darteed, waxaan kaaga mahad-celinayaa dedaalkii iyo hawlkarnimadii aad muujisay muddadii aad haysay xilka Qaranka<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ujeeddo: Magacaabid<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wareegto Madaxweyne<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Magacaabid<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Markaan Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Markaan Arkay: Aqoontiisa\/Aqoonteeda\/Kartidiisa\/Kartideeda iyo Waayo Aragnimadiisa\/Waaya-aragnimadeeda;<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Markaan ku Qancay: Inuu Hannan karo\/In ay Hannan Karto Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilkan;<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Markaan Sameeyey: La-tashi;<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxaan Go\u2019aamiyey;<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">1. In Cabdiraxmaan Jaamac Hayaan Hoorri laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">2. In Aamina Cilmi Fariid Badeed laga bilaabo taariikhda maanta ay ahaato Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">ALLAA MAHAD LEH<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Muuse Biixi Cabdi<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>23\u00a0Nov 2022 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa maanta sameeyey xil ka qaadis iyo magacaabitaan sameeyey&#8230;.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":94286,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-94285","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1302,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/94285","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=94285"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/94285\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":94287,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/94285\/revisions\/94287"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/94286"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=94285"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=94285"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=94285"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}