{"id":94513,"date":"2022-12-01T12:43:35","date_gmt":"2022-12-01T11:43:35","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=94513"},"modified":"2022-12-01T12:43:36","modified_gmt":"2022-12-01T11:43:36","slug":"hogaamiye-macaawisley-saraakiil-ciidan-oo-alshabaab-dishay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=94513","title":{"rendered":"Hogaamiye macaawisley &amp; saraakiil ciidan oo Alshabaab dishay"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">01 Dec 2022 (Puntlandes)\u00a0Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal culus oo ka socdo deegaan ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe, iyadoo kooxda Alshabaab ay sooqaaday weerarkan khasaaraha clus dhaliyay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wararka la helayo ayaa tilmaamaya in Alshabaab si aad ah u abaabulan ay weerar qaraxyo ku bilowday kusoo qaadeen fariisimo ay ciidamadda dowladda iyo kuwa macwuusleyda ay ku lahaayeen deegaanka Huurweyn oo qiyaas ahaan 25KM u jirta deegaanka Nuur-Dugle ee Gobalka Shabeelaha dhexe.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Warar soo baxaya waxey sheegayaan in khasaaraha culus uu ka dhashay dagaalkan, iyadoo dhinacyada dagaalamaya ay soo kala gaarayaan gurmadyo kala duwan.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Inta la xaqiijiyey waxaa dagaalkan ku dhintay illaa 15 qof, halka ay ku dhaawacmeen tiro lale intaasi ka badan, sida ay innoo sheegeen ilo wareedyo xilkas ah.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Dadka dagaalkan ku geeriyooday waxaa kamid ah Saraakiil iyo askar ka kala tirsan ciidamadda isbaheysnaaya oo ay kamid yihiin taliye C\/llaahi Caraaye Cumar oo saraakiisha milatariga ee howlgalkan Hormuudma u ahaa kamid ah iyo Sheekh Qaasim Cali Gaab oo ahaa hogaamiyaha macaawisleyda degaanka Nuurdugle.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Diyaaradaha drones-ka ee Turkiga ayaa la soo sheegayaa iney kusoo biireen dagaalkan, iyagoo gantaalo la dhacay xubnaha Shabaabla ee weerarka soo qaaday, taasoo sababtay in maleeshiyadii kooxda ay dib u gurasho sameeyaa.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Si kastaba, deegaanka Nuur Dugle ayaa ka mid ah deegaanadii u dambeeyey ee lagala wareegay kooxda Alshabaab, waxaana maalmo kahor deegaankan booqasho ku tegay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>01 Dec 2022 (Puntlandes)\u00a0Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal culus oo ka socdo deegaan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":93776,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-94513","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1425,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/94513","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=94513"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/94513\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":94514,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/94513\/revisions\/94514"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/93776"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=94513"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=94513"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=94513"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}