{"id":94580,"date":"2022-12-05T17:37:44","date_gmt":"2022-12-05T16:37:44","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=94580"},"modified":"2022-12-05T17:38:24","modified_gmt":"2022-12-05T16:38:24","slug":"madaxweynaha-galmudug-oo-isku-shaandhayn-ku-sameeyey-golihiisa-wasiiradda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=94580","title":{"rendered":"Madaxweynaha Galmudug oo Isku shaandhayn ku sameeyey Golihiisa Wasiiradda"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">05 Dec 2022 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Isku shaandhayn ku sameeyey Golihiisa Wasiiradda, taasoo saamaysay Wasiirro, Wasiiru-Dowlayaal iyo Wasiir-kuxigeenno.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Hoos ka akhri liiska wasiirada:<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Qodobka 1aad.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">1.Garad Yusuf Mohamud Wasiirka Wasaaradda Kaluumaysiga iyo khayraadka Badda<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">2.C\/llahi Maxamed Yusuf Kulmiye Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">3.C\/llahi Cabdiraxman Xuseen, Wasiirka Wasaaradda Xanaaanada Xoolaha<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">4.Muxiyadiin Cabdullahi Cusman, Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo isgaarsiinta<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">5.Abshir Cabdi Shiiqow Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Hidaha iyo Dalxiiska<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">6.Amaal Axmed Cabdulle, Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">7.C\/naasir C\/llahi Cusmaan, Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Garsoorka<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">8.Cumar Maxamed Diiriye Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Arimaha Gudaha, Fedralka iyo Dib-u-heshiisiinta<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">9.Daahir Faarax Fiidow, Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Arimaha Bulshada<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">10.Farxiyo Cabdi Maxamed Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">11.Eng.MaxamedCabdullahi Moxamed, Wasiir-kuxigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Horumarinta Dhaqaalaha<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">12.Cali-baashi Axmed Cigaal,Wasiir-kuxigeenka Wasaaradda Amniga Gudah<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">13.C\/raxiin Axmed Cigaal, Wasiir-kuxiggenka Wasaaradda bay\u2019ada iyo Deegaanka<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">14.Axmed Maxamed Farax, Wasiir-kuxigeenka Wasaaradda Biyaha iyo Tamarta<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">15.Shariif C\/nuur Barre, Wasiir-kuxiggenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">16. Mahad Sh. Cali Cibaar,Wasiir-kuxiggenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">17.Maxamed Khaliif Salaad,Wasiir-kuxigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">18.Khalid Cabdi Yuusuf, Wasiir-kuxigeenka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyeenta<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">19.C\/raxmaan Maxamed Axmed Wasiir-kuxigeenka Wasaaradda Dhalinyarada iyo isboortiga<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">20.C\/raxman Maxamuud Maxamed Wasiir-kuxigeenka Wasaaradda Dastuurka<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">21.Xasan Cabdullahi Maxamed, Wasiir-kuxigeenka Wasaaradda Beeraha, Dhirta iyo Daaqa<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">22.Nuur Cali Cadow, Wasiir-kuxigeenka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">23.Xamdi Axmed Siciid, Wasiir-kuxigeenka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul insaanka<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">24.C\/nasir Axmed Cilmi,Wasiir-kuxigeenka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">25.Xuseen Xirsi Faarax, Wasiir-kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Hidaha iyo Dalxiiska<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">26.C\/rixiin Axmed Bariise, Wasiir-kuxigeenka Wasaaradda Owqaafta iyo Arimaha Diinta<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Qodobka 2aad.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Xeerkaan wuxuu dhaqan galayaa markuu saxiixo Madaxweynaha Dowladda Galmudug, Wuuna Saxiixay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">&#8211; Dhamaad-<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>05 Dec 2022 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Isku shaandhayn ku sameeyey Golihiisa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":94242,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-94580","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1267,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/94580","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=94580"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/94580\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":94582,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/94580\/revisions\/94582"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/94242"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=94580"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=94580"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=94580"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}